{"id":512305,"date":"2024-05-03T09:45:29","date_gmt":"2024-05-03T06:45:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512305"},"modified":"2024-05-03T09:45:29","modified_gmt":"2024-05-03T06:45:29","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-gambia-kaga-qeybgalay-kulan-hordhac-u-ah-shir-madaxeedka-islaamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-xfs-oo-gambia-kaga-qeybgalay-kulan-hordhac-u-ah-shir-madaxeedka-islaamka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Gambia kaga qeybgalay kulan hordhac u ah Shir madaxeedka Islaamka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeybgalay kulan laba cisho ah oo loogu gogol xaarayo Meertada 15aad ee Shir madaxeedka Islaamka oo ay martigelinayso Caasimadda dalka Gambia ee Banjul.<\/p>\n<p>Kulanka gogolxaarka ah ayaa looga hadlay ajendayaal mudnaanta u leh Ururka iyo caqabadaha ay wajahayaan dunida Islaamka ,kuwaas oo ay \u00a0ugu horeeyaan arrinta Falastiin.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga waxa intii uu socday kulankaasi uu shir doceedyo la yeeshay wasiirro \u00a0badan oo dhiggiisa ah,isagoo kala hadlay sare u qaadidda xiriirka labo geesoodka ee u dhaxeeya wadamada islaamka.<\/p>\n<p>, Kulankaasi ayaa sidoo kale looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee dunida,gaar ahaan heer gobol iyo heer caalami ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA&#8230;Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qeybgalay kulan laba cisho ah oo loogu gogol xaarayo Meertada 15aad ee Shir madaxeedka Islaamka oo ay martigelinayso Caasimadda dalka Gambia ee Banjul. Kulanka gogolxaarka ah ayaa looga hadlay ajendayaal mudnaanta u leh Ururka iyo caqabadaha ay wajahayaan dunida Islaamka ,kuwaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":512307,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512305","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512305","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512305"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512306,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512305\/revisions\/512306"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512307"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}