{"id":512293,"date":"2024-05-02T17:38:31","date_gmt":"2024-05-02T14:38:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512293"},"modified":"2024-05-02T17:38:31","modified_gmt":"2024-05-02T14:38:31","slug":"muxuu-daaran-yahay-kulanka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-maareeyaha-hayadda-tayodhowrka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/muxuu-daaran-yahay-kulanka-xeer-ilaaliyaha-guud-ee-qaranka-maareeyaha-hayadda-tayodhowrka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Muxuu daaran yahay kulanka Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka &#038; Maareeyaha Hay&#8217;adda Tayodhowrka Soomaaliyeed?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):-<\/strong> Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Sulayman Maxamed ayaa shir la qaatay Maareeyaha Guud ee Hay&#8217;adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed Marwo. Hawo Ahmed Hassan oo ay wehlinaayaan la taliyaasha iyo agaasime waaxeedyada Hay&#8217;adda Taya-dhowrka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Shirkaas oo ay soo qaban qaabisay Waaxda Dembiyada Lidka ku ah Deegaanka, Beeraha iyo cudurada faafa ee Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka\u00a0 ayaa ku saabsanaa hanaanka\u00a0 wadashaqeynta Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Hey\u2019adda Tayadhowrka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Xeer-ilaaliyeyaasha ka hawlgala Waaxda Dembiyada Lidka ku ah Deegaanka, Beeraha iyo cudurada faafa ee Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee\u00a0 ayaa sharaxaad ka siiyey Maareeyaha Hay\u2019adda Tayadhowrka qaabka iyo hanaanka uu u shaqeeyo Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud, si ay fududaato wadashaqeynta labada Xafiis.<\/p>\n<p>falanqeyn iyo aragti is waydaarsi ka dib waxaa laysku raacay in hay\u2019adda Tayadhowrku ay si joogto ah ugu soo gudbiso Xafiiska\u00a0 Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka wixii warbixin dembi ah oo ay ku ogaato Hay&#8217;addu baaritaanna ay samayso\u00a0 si lamid ah hay\u2019adaha kale ee baarista si uu Xafiisku uga qaado tilaaboiyin sharciga waafaqsan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Sulayman Maxamed ayaa shir la qaatay Maareeyaha Guud ee Hay&#8217;adda Tayo-dhowrka Soomaaliyeed Marwo. Hawo Ahmed Hassan oo ay wehlinaayaan la taliyaasha iyo agaasime waaxeedyada Hay&#8217;adda Taya-dhowrka Soomaaliyeed. Shirkaas oo ay soo qaban qaabisay Waaxda Dembiyada Lidka ku ah Deegaanka, Beeraha iyo cudurada faafa ee Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":512294,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512293","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512293","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512293"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512293\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512295,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512293\/revisions\/512295"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512294"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512293"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512293"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512293"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}