{"id":512238,"date":"2024-05-01T19:19:51","date_gmt":"2024-05-01T16:19:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512238"},"modified":"2024-05-01T19:19:51","modified_gmt":"2024-05-01T16:19:51","slug":"wasaaradaha-cadaaladda-soomaaliya-iyo-turkiga-oo-iskaashi-ballaaran-yeelanaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradaha-cadaaladda-soomaaliya-iyo-turkiga-oo-iskaashi-ballaaran-yeelanaya\/","title":{"rendered":"Wasaaradaha cadaaladda Soomaaliya iyo Turkiga oo iskaashi ballaaran yeelanaya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Madaxda wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka dowladda FS oo uu hogaaminaayo mudane wasiir Xasan Macallin Maxamuud iyo waftiga wasaarada Caddaaladda dalka Turki ee uu hogaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Caddaaladda Mudane Mr. Niyazi Acar ayaa xarunta wasaaradda ku qaatay shir ballaaran oo ay labada dhinac kaga wadahadleen agandayaasha hortabinta u leh iskaashiga bahda caddaaladda ee labada dal.<\/p>\n<p>Ajandayaashan oo hore loogu soo jaangooyay safarro shaqo oo wasiir Xasan Macallin Maxamuud ku tegay dalka Turki sannadihii 2023 iyo 2024 ayaa kala ah:<\/p>\n<p>B)Dhismaha kaabayaasha Caddaaladda<\/p>\n<p>T) Horumarinta danbibaarista dalka, si ay ula jaanqaaddo aqoonta casriga ah, dalka oo dhanna ugu filnaato.<\/p>\n<p>J) Yagleelka Akaadamiyadda Caddaaladda Soomaaliya<\/p>\n<p>X) Dib-u-eegista dhamaan xeerarka iyo qawaaniinta dalka si loo horumariyo, loo waafajiyo dastuurka iyo nidaamka federaalka ah, loona casriyeeyo.<\/p>\n<p>KH) Kobcinta aqooneed, farsamo iyo tignoolajiyadeed ee bahda caddaaladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hogaanka labada dhinac ayaa isku raacay ahmiyadda adeegga caddaaladdu u leeyahay muwaadiniinta iyo halka uu kaga jiro dowladnimada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Madaxda wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha Dastuurka dowladda FS oo uu hogaaminaayo mudane wasiir Xasan Macallin Maxamuud iyo waftiga wasaarada Caddaaladda dalka Turki ee uu hogaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Caddaaladda Mudane Mr. Niyazi Acar ayaa xarunta wasaaradda ku qaatay shir ballaaran oo ay labada dhinac kaga wadahadleen agandayaasha hortabinta u leh iskaashiga bahda caddaaladda ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":512240,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512238","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512238","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512238"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512238\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512241,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512238\/revisions\/512241"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512240"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512238"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512238"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512238"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}