{"id":512232,"date":"2024-05-01T17:39:42","date_gmt":"2024-05-01T14:39:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512232"},"modified":"2024-05-01T17:40:15","modified_gmt":"2024-05-01T14:40:15","slug":"wasiir-fiqi-oo-kulan-la-qaatay-wasiirada-arrimaha-dibadda-ee-bahrain-iyo-algeria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-fiqi-oo-kulan-la-qaatay-wasiirada-arrimaha-dibadda-ee-bahrain-iyo-algeria\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi oo kulan la qaatay wasiirada arrimaha dibadda Bahrain iyo Algeria"},"content":{"rendered":"<p>Doha (SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Axmed Macalin Faqi, ayaa maanta la kulmay dhiggiisa Boqortooyada Bahrain, Mudane Abdullatif bin Rashid Al-Zayani, iyo Jamhuuriyadda Algeria, Mudane Ahmed Attaf.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa kala hadlay dhanka Bahrain xiriirka soo jireenka ah ee labada dal ee walaalaha ah, iyo sidii kor loogu qaadi lahaa dhinacyada iskaashiga.<\/p>\n<p>Labada mudane ayaa soo hadal qaaday dadaallada lagu doonayo in xabad-joojin laga gaaro Qasa, ilaalinta dadka rayidka ah, gaarsiinta gargaarka bini\u2019aadantinimo, iyo horumarinta geedi socodka nabadaynta, amniga iyo xasiloonida gobolka.<\/p>\n<figure id=\"attachment_512233\" aria-describedby=\"caption-attachment-512233\" style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-512233 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/20b9e773-bd8e-46a2-ac6c-6535d0367cbf.jpeg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/20b9e773-bd8e-46a2-ac6c-6535d0367cbf.jpeg 960w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/20b9e773-bd8e-46a2-ac6c-6535d0367cbf-300x169.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/20b9e773-bd8e-46a2-ac6c-6535d0367cbf-768x432.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/05\/20b9e773-bd8e-46a2-ac6c-6535d0367cbf-860x484.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-512233\" class=\"wp-caption-text\">Wasiir Axmed Fiqi iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Algeria<\/figcaption><\/figure>\n<p>Dhinaca kale, intii uu socday kulanka Wasiir Fiqi iyo dhiggiisa Algeria, waxa ay ka wada hadleen xiriirka iskaashi ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah iyo sidii kor loogu qaadi lahaa.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa barbar socda kalfadhiga 3-aad ee madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta iyo Wadamada Bartamaha Aasiya iyo Jamhuuriyadda Azerbaijan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Doha (SONNA):- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga XFS, Mudane Axmed Macalin Faqi, ayaa maanta la kulmay dhiggiisa Boqortooyada Bahrain, Mudane Abdullatif bin Rashid Al-Zayani, iyo Jamhuuriyadda Algeria, Mudane Ahmed Attaf. Wasiirka ayaa kala hadlay dhanka Bahrain xiriirka soo jireenka ah ee labada dal ee walaalaha ah, iyo sidii kor loogu qaadi lahaa dhinacyada iskaashiga. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":54,"featured_media":512234,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512232","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512232","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/54"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512232"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512232\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512236,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512232\/revisions\/512236"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512234"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512232"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512232"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512232"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}