{"id":512229,"date":"2024-05-01T17:16:49","date_gmt":"2024-05-01T14:16:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512229"},"modified":"2024-05-01T17:16:49","modified_gmt":"2024-05-01T14:16:49","slug":"wasiir-roobow-oo-kormeeray-dhismaha-xarunta-wasaaradda-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-roobow-oo-kormeeray-dhismaha-xarunta-wasaaradda-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta\/","title":{"rendered":"Wasiir Roobow oo kormeeray dhismaha xarunta wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):\u00a0 Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta dowladda FS mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta kormeeray dhismha cusub ee wasaaaraadda, iyadoo ujeedadu tahay\u00a0 kuurgalidda\u00a0 halka uu maraya dhismaha oo bishi Novermber 2023 uu dhagaxa dhigay Ra&#8217;iiusl wasaare ku xigeenka dalka.<\/p>\n<p>Waxaa kormeerkiisa ku wehliyey wasiiru dowlaha wasaaradda iyo agaasimaha guud, iyadoo arrinta xusidda mudan ay tahay in dhismahan si isku tashi ah ay\u00a0 ku dhisayaan madaxda wasaaradda oo kaashanaya madaxweynaha JFS iyo Raiisul wasaaraha dalka, waxaana ku baxaya dhismaha in ka badan 1 milyen oo Dollar.<\/p>\n<p>Maxamed Xaaji Ibraahim oo ah agaasimaha guud ee wasaaradda ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in dhismaha xarunta wasaaraddu uu soo maray marxalado kala duwan, haatana la rajeynayo in la dhameeyo waqtigii la qorsheeyey.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):\u00a0 Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta dowladda FS mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ayaa maanta kormeeray dhismha cusub ee wasaaaraadda, iyadoo ujeedadu tahay\u00a0 kuurgalidda\u00a0 halka uu maraya dhismaha oo bishi Novermber 2023 uu dhagaxa dhigay Ra&#8217;iiusl wasaare ku xigeenka dalka. Waxaa kormeerkiisa ku wehliyey wasiiru dowlaha wasaaradda iyo agaasimaha guud, iyadoo arrinta xusidda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":512230,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512229","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512229","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512229"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512231,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512229\/revisions\/512231"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512230"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}