{"id":512226,"date":"2024-05-01T16:56:35","date_gmt":"2024-05-01T13:56:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512226"},"modified":"2024-05-01T16:56:35","modified_gmt":"2024-05-01T13:56:35","slug":"wafdi-uu-hogaaminayo-guddoomiyaha-hayadda-maareynta-musiibooyinka-oo-gaaray-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wafdi-uu-hogaaminayo-guddoomiyaha-hayadda-maareynta-musiibooyinka-oo-gaaray-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha hay&#8217;adda maareynta musiibooyinka oo gaaray Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Gaalkacyo (SONNA): Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay&#8217;adda maareynta musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, mudane\u00a0 Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Galmudug, Guddoomiyaha gobolka Mudug, Maamulka degmada Gaalkacyo iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa wafdiga Guddoomiyaha ku soo dhaweeyey garoonka diyaradaha Magaalada Gaalkacyo, waxaana socdaalkiisa ku wehliya Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Galmudug Maxamed Cabdullaahi.<\/p>\n<p>Ujeedka wafdiga Guddoomiyaha u gaaray Gaalkacyo ayaa ah u kuurgalida xaalada bini\u2019aadanimo ee ka jirta Magaalada, in uu Goobjoog ka ahaado qeybinta deeq gargaar ah oo la gaarsiinayo boqolaal danyar ah, waxana sidoo kale magaalada Galkacyo uu guddoominayaha shir deg-deg ah kula qadan donaa hay\u2019addaha ka shaqeeya arrimaha samafalka kaas oo looga hadlaayo u diyaar garowga roobka gu&#8217;ga iyo cabsida laga qabo daadad ka dhasha madaama Gaalkacyo hore sameen uga soo gaartay Xaladihii El-Ni\u00f1o .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gaalkacyo (SONNA): Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay&#8217;adda maareynta musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, mudane\u00a0 Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Galmudug, Guddoomiyaha gobolka Mudug, Maamulka degmada Gaalkacyo iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa wafdiga Guddoomiyaha ku soo dhaweeyey garoonka diyaradaha Magaalada Gaalkacyo, waxaana socdaalkiisa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":512227,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512226","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512226","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512226"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512226\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512228,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512226\/revisions\/512228"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512227"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512226"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512226"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512226"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}