{"id":512197,"date":"2024-05-01T12:09:34","date_gmt":"2024-05-01T09:09:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512197"},"modified":"2024-05-01T12:10:56","modified_gmt":"2024-05-01T09:10:56","slug":"wasiirka-ku-xigeenka-caddaaladda-dalka-turkiga-oo-soo-gaaray-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-ku-xigeenka-caddaaladda-dalka-turkiga-oo-soo-gaaray-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wasiir ku xigeenka Caddaaladda dalka Turkiga oo soo gaaray Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, \ud835\udc0c\ud835\udc2e\ud835\udc1d\ud835\udc1a\ud835\udc27\ud835\udc1e \ud835\udc17\ud835\udc1a\ud835\udc2c\ud835\udc1a\ud835\udc27 \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc1c\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc25\ud835\udc22\ud835\udc27 \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc31\ud835\udc1a\ud835\udc26\ud835\udc2e\ud835\udc2e\ud835\udc1d ayaa maanta Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Turkiga Mudane Niyazi ACAR iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dalka ku yimid casuumaad uu wasiirku u fidiyay.<\/p>\n<p>Soo dhaweynta wafdigaan waxaa goobjoog ka ahaa safiirka dalka Turkiga ee Soomaaliya Mudane Alper Akta\u015f iyo diblomaasiyiinta safaaradda Turkiga.<\/p>\n<p>Wasiir Ku-xigeenka Caddaaladda Turkiga Mudane Niyazi ACAR ayaa Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS uga mahadceliyay soo dhaweyta diirran ee isaga iyo wafdigiisa loo sameeyay.<\/p>\n<p>Wasiir Xasan Macallin iyo Wasiir Niyazi ACAR ayaa inta wafdigu uu Muqdisho joogo yeelan doona kulamo ay uga wada hadlayaan ajandayaal badan oo ay ugu weyn tahay xoojinta xiriirka arrimaha caddaaladda iyo garsoorka ee\u00a0 labada dal.<\/p>\n<p>Booqashada rasmiga ah ee wafdigaan ayaa timid kadib safarro shaqo oo uu hore wasiir Xasan Macallin Maxamuud ku tagay dalka Turkiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS, \ud835\udc0c\ud835\udc2e\ud835\udc1d\ud835\udc1a\ud835\udc27\ud835\udc1e \ud835\udc17\ud835\udc1a\ud835\udc2c\ud835\udc1a\ud835\udc27 \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc1c\ud835\udc1a\ud835\udc25\ud835\udc25\ud835\udc22\ud835\udc27 \ud835\udc0c\ud835\udc1a\ud835\udc31\ud835\udc1a\ud835\udc26\ud835\udc2e\ud835\udc2e\ud835\udc1d ayaa maanta Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caddaaladda ee dalka Turkiga Mudane Niyazi ACAR iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dalka ku yimid casuumaad uu wasiirku u fidiyay. Soo dhaweynta wafdigaan waxaa goobjoog ka ahaa safiirka dalka Turkiga ee Soomaaliya Mudane Alper Akta\u015f [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":512198,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512197","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512197","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512197"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512197\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512200,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512197\/revisions\/512200"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512198"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512197"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512197"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512197"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}