{"id":512194,"date":"2024-05-01T11:47:55","date_gmt":"2024-05-01T08:47:55","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512194"},"modified":"2024-05-01T11:47:55","modified_gmt":"2024-05-01T08:47:55","slug":"wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-ka-qayb-galay-shir-weynaha-caalamiga-ah-ee-dadweynaha-iyo-horumarinta-icpd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-qorsheynta-xfs-oo-ka-qayb-galay-shir-weynaha-caalamiga-ah-ee-dadweynaha-iyo-horumarinta-icpd\/","title":{"rendered":"Wasiirka qorsheynta XFS oo ka qayb galay Shir-weynaha Caalamiga ah ee Dadweynaha iyo Horumarinta (ICPD)"},"content":{"rendered":"<p>USA-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa\u00a0 ka qayb galay shir heer wasiir ee qeybta ka ah Shir-weynaha Caalamiga ah ee Dadweynaha iyo Horumarinta (ICPD) ee ka soda magaalada New York ee dalka Maraykanka.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxay dhawaan gaartay guul wayn iyadoo gudbisay war bixinteedii ugu horreysay ee Shirweynaha Caalamiga ah ee Dadweynaha iyo Horumarinta (ICPD).<\/p>\n<p>Guushan taariikhiga ah ayaa muujineysa sida ay Dowladda Soomaaliya uga go\u2019an tahay wax ka qabashada dadka iyo arrimaha horumarka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>USA-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa\u00a0 ka qayb galay shir heer wasiir ee qeybta ka ah Shir-weynaha Caalamiga ah ee Dadweynaha iyo Horumarinta (ICPD) ee ka soda magaalada New York ee dalka Maraykanka. Soomaaliya waxay dhawaan gaartay guul wayn iyadoo gudbisay war bixinteedii ugu horreysay ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":512195,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512194","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512194","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512194"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512194\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512196,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512194\/revisions\/512196"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512195"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512194"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512194"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512194"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}