{"id":512188,"date":"2024-05-01T11:07:01","date_gmt":"2024-05-01T08:07:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512188"},"modified":"2024-05-01T11:07:01","modified_gmt":"2024-05-01T08:07:01","slug":"guddoomiye-madaale-oo-hambalyo-u-diray-shaqaalaha-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiye-madaale-oo-hambalyo-u-diray-shaqaalaha-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Madaale oo hambalyo u diray shaqaalaha Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Hambalyo ku aadan maalinta Shaqaalaha Adduunka u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed, gaar ahaan Shaqaalaha iyo Howlwadeenada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar.<\/p>\n<p>Duqa Muqdisho ayaa ku amaanay shaqaalaha Maamulka G\/Banaadir iyo D\/H\/X, dhabar adeega iyo duruufaha adag oo ay ku shaqeeyaan iyo sida ay ugu taagan yihiin horumarinta Caasimadda. Waxa uuna munaasabada maalinta shaqaalaha awgeed kula dar-daarmay in ay sii laba jibaaraan shaqada iyo adeegyada ay u hayaan dalka iyo dadka maadaama dalkeenu uu ku jiro xaalad dib usoo kabanasho oo u baahan in laga shaqeeyo horumar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Hambalyo ku aadan maalinta Shaqaalaha Adduunka u diray dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed, gaar ahaan Shaqaalaha iyo Howlwadeenada Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar. Duqa Muqdisho ayaa ku amaanay shaqaalaha Maamulka G\/Banaadir iyo D\/H\/X, dhabar adeega iyo duruufaha adag oo ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":512189,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512188","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512188","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512188"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512188\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512190,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512188\/revisions\/512190"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512189"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512188"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512188"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512188"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}