{"id":512183,"date":"2024-05-01T09:56:29","date_gmt":"2024-05-01T06:56:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512183"},"modified":"2024-05-01T09:56:29","modified_gmt":"2024-05-01T06:56:29","slug":"soomaaliya-iyo-liibiya-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-liibiya-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dal\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Liibiya oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal"},"content":{"rendered":"<p>Tripoli-(SONNA)-La-taliyaha sare ee Madaxweeynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Amb; Daahir Maxamud Geelle ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Dalka Liibiya, Maxamed Yonis AL-Manfi.<\/p>\n<p>Amb; Geelle ayaa dhambaal uu ka siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka soomaaliya Dr; Xasan Sheekh Maxamuud gaarsiiyay dhiggiisa Dalka Libiya.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa waxaa looga wada hadlay xiriirka u dhaxeeya labada dal Iyo sidii loo xoojin lahaa cilaaqaadka walaalnimo ee ka dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Liibiya iyo sidii ay isaga kaashan lahaayeen xiriirka dhinacyada ganacsiga, amniga iyo siyaasadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tripoli-(SONNA)-La-taliyaha sare ee Madaxweeynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Amb; Daahir Maxamud Geelle ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Dalka Liibiya, Maxamed Yonis AL-Manfi. Amb; Geelle ayaa dhambaal uu ka siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka soomaaliya Dr; Xasan Sheekh Maxamuud gaarsiiyay dhiggiisa Dalka Libiya. Kulankan ayaa waxaa looga wada hadlay xiriirka u dhaxeeya labada dal Iyo sidii loo xoojin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":512186,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512183","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512183","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512183"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512183\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512187,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512183\/revisions\/512187"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512186"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512183"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512183"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512183"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}