{"id":512157,"date":"2024-04-30T18:12:12","date_gmt":"2024-04-30T15:12:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512157"},"modified":"2024-04-30T18:12:12","modified_gmt":"2024-04-30T15:12:12","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-qaabilay-madaxa-sirdoonka-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-qaabilay-madaxa-sirdoonka-turkiga\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay madaxa sirdoonka Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha JFS ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay\u2019adda Sirdoonka Qaranka Turkiga Ibraahim Kalin, iyagoona kawada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga istaraatiijiyadeed ee Turkiga iyo Soomaaliya ee dhinacyada muhiimka ah ee labada dal, oo ay ku jiraan amniga, sirdoonka, dadaallada wadajirka ah ee ka hortagga argagixisada, iyo horumarinta xasilloonida gobolka.<\/p>\n<p>Kualnka waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Taliyaha Hay\u2019adda Nabad Suggida &amp; Sirdoonka Qaranka Somaliya (NISA), C\/laahi Maxamed Cali.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Madaxweynaha JFS ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay\u2019adda Sirdoonka Qaranka Turkiga Ibraahim Kalin, iyagoona kawada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga istaraatiijiyadeed ee Turkiga iyo Soomaaliya ee dhinacyada muhiimka ah ee labada dal, oo ay ku jiraan amniga, sirdoonka, dadaallada wadajirka ah ee ka hortagga argagixisada, iyo horumarinta xasilloonida gobolka. Kualnka waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":512158,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512157","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512157","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512157"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512157\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512159,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512157\/revisions\/512159"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512158"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512157"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512157"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512157"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}