{"id":512144,"date":"2024-04-30T14:19:18","date_gmt":"2024-04-30T11:19:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512144"},"modified":"2024-04-30T14:19:18","modified_gmt":"2024-04-30T11:19:18","slug":"wasiirka-amniga-xfs-oo-xarigga-ka-jaray-dhismayaal-lagu-soo-kordhiyay-xarunta-miina-baarista-boliiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-amniga-xfs-oo-xarigga-ka-jaray-dhismayaal-lagu-soo-kordhiyay-xarunta-miina-baarista-boliiska\/","title":{"rendered":"Wasiirka amniga XFS oo xarigga ka jaray dhismayaal lagu soo kordhiyay xarunta Miina baarista Boliiska"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka amniga gudaha XFS Md. C\/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Miina baarista ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Munaasabadda xarig jarka dhismayaasha cusub ayaa waxaa\u00a0 goob joog ka ahaa\u00a0 Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S\/Guuto; Sulub Axmed Firin iyo Taliye Xigeenka Boliiska S\/Guuto; Zakia Xuseen Axmed iyo marti ka socotay hay\u2019adaha Caalamiga ah.<\/p>\n<p>S\/Guuto; Sulub Axmed Firin ayaa qiray\u00a0 in saraakiisha Iyo ciidanka Boliiska ee ka howlgala xaruntan ay yihiin Badbaadiyahaasha Bulshada, isagoo xusay in xilli kasta ay\u00a0 diyaar u yihiiin\u00a0 ka hortagga dhagaraha Khawaarijta ay u soo maleegeyso dadka rayid ah.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Gudaha\u00a0 XFS , C\/laahi Sheeikh Ismaaciil ayaa u mahadceliyay Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saraakiisha iyo Askarta Xaruntan, kuwaas oo mar walba qatar u giliya naftooda sidii ay u badbaadin lahaayeen bulshadooda .<\/p>\n<p>Xuruntaan lagu soo kordhiyay dhismayaasha cusub ayaa halbowle u ah sugidda amniga guud ee dalka gaar ahaan Caasimada Moqdisho .<\/p>\n<p>Wasiirka iyo Taliyaha ayaa si gaar ah ugu mahad celiyay dowladda Japan oo gacan ka geestay hirgelinta xaruntaan oo muhiimad gaar ah u leh ciiidanka boliiska iyo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka amniga gudaha XFS Md. C\/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee xarunta Miina baarista ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed. Munaasabadda xarig jarka dhismayaasha cusub ayaa waxaa\u00a0 goob joog ka ahaa\u00a0 Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S\/Guuto; Sulub Axmed Firin iyo Taliye Xigeenka Boliiska S\/Guuto; Zakia Xuseen Axmed iyo marti ka socotay hay\u2019adaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":512145,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512144","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512144","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512144"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512144\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512146,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512144\/revisions\/512146"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512145"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512144"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512144"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512144"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}