{"id":512138,"date":"2024-04-30T13:47:20","date_gmt":"2024-04-30T10:47:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512138"},"modified":"2024-04-30T13:47:24","modified_gmt":"2024-04-30T10:47:24","slug":"wasiir-fiqi-oo-ka-qeyb-galay-kalfadhiga-saddexaad-ee-madasha-dhaqaalaha-iyo-iskaashiga-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-fiqi-oo-ka-qeyb-galay-kalfadhiga-saddexaad-ee-madasha-dhaqaalaha-iyo-iskaashiga-carabta\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi oo ka qeyb galay kalfadhiga saddexaad ee Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta"},"content":{"rendered":"<p>Doxa-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kaga qayb galay magaalada Doxa ee dalka Qadar Kal-fadhiga Saddexaad ee Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta , dalalka Bartamaha Aasiya iyo dowladda Asarbijaan.<\/p>\n<p>Kalfadhigan oo uu halku-dhiggiisu yahay \u201cFursadaha iskaashi wadajir ah oo ku salaysan himilooyinka iyo caqabadaha dowladaha labada gobol ayaa sidoo kale looga hadlayaa iskaashiga dhinacyada siyaasadda, dhaqanka iyo dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS ayaa shirka ka dib lagu wadaa in uu kulan doceedyo la qaato madaxda ka qayb gashay madashan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Doxa-(SONNA)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kaga qayb galay magaalada Doxa ee dalka Qadar Kal-fadhiga Saddexaad ee Madasha Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Carabta , dalalka Bartamaha Aasiya iyo dowladda Asarbijaan. Kalfadhigan oo uu halku-dhiggiisu yahay \u201cFursadaha iskaashi wadajir ah oo ku salaysan himilooyinka iyo caqabadaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":512139,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512138","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512138","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512138"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512138\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512140,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512138\/revisions\/512140"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512139"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512138"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512138"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512138"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}