{"id":512122,"date":"2024-04-30T11:39:31","date_gmt":"2024-04-30T08:39:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512122"},"modified":"2024-04-30T11:46:47","modified_gmt":"2024-04-30T08:46:47","slug":"raiisul-wasaaraha-xfs-oo-daah-furay-kulanka-geeddi-socodka-hirgelinta-hannaanka-dhab-u-heshiin-qaran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaaraha-xfs-oo-daah-furay-kulanka-geeddi-socodka-hirgelinta-hannaanka-dhab-u-heshiin-qaran\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS oo daah-furay kulanka geeddi socodka hirgelinta hannaanka dhab-u-heshiin Qaran"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daahfuray kulanka geeddi socodka Hirgelinta Hannaanka Dhab-u-heshiin Qaran<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saarayo lix tiir oo ay saldhig u tahay sidii ummadda Soomaaliyeed si dhab ah uga heshiin lahaayeen dhibaatooyinkii la soo maray.<\/p>\n<p>Kulankan oo uu heerkiisu sarreeyo waxaa ka qayb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya Xildhibaan Cali Yuusuf Cali &#8211; Xoosh, wasiirrada Federaalka, Madaxda dowlad goboleedyada, gobolka Banaadir iyo bulshada qeybaheeda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daahfuray kulanka geeddi socodka Hirgelinta Hannaanka Dhab-u-heshiin Qaran Kulanka ayaa diiradda lagu saarayo lix tiir oo ay saldhig u tahay sidii ummadda Soomaaliyeed si dhab ah uga heshiin lahaayeen dhibaatooyinkii la soo maray. Kulankan oo uu heerkiisu sarreeyo waxaa ka qayb galay Wasiirka Arrimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":512123,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512122","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512122","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512122"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512122\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512127,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512122\/revisions\/512127"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512122"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512122"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512122"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}