{"id":512118,"date":"2024-04-30T10:58:40","date_gmt":"2024-04-30T07:58:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512118"},"modified":"2024-04-30T10:58:40","modified_gmt":"2024-04-30T07:58:40","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-guddoomiyay-shirka-guddi-hoosaadka-golaha-wasiirrada-ee-barnaamijka-xasilinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-xfs-oo-guddoomiyay-shirka-guddi-hoosaadka-golaha-wasiirrada-ee-barnaamijka-xasilinta\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo guddoomiyay shirka guddi-hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Barnaamijka Xasilinta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta guddoomiyay shirka guddi-hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Barnaamijka Xasilinta.<\/p>\n<p>Shirkan ayay xukuumadda DanQaran ahmiyad gaar ah ku siisay gaadhsiinta adeegyada bulshada iyo dowladnimada, dib-u-heshiisiinta bulshada, hirgelinta amniga iyo caddaaladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta guddoomiyay shirka guddi-hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Barnaamijka Xasilinta. Shirkan ayay xukuumadda DanQaran ahmiyad gaar ah ku siisay gaadhsiinta adeegyada bulshada iyo dowladnimada, dib-u-heshiisiinta bulshada, hirgelinta amniga iyo caddaaladda.<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":512119,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512118","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512118","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512118"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512118\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512120,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512118\/revisions\/512120"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512119"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512118"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512118"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512118"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}