{"id":512110,"date":"2024-04-30T09:35:53","date_gmt":"2024-04-30T06:35:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512110"},"modified":"2024-04-30T09:38:50","modified_gmt":"2024-04-30T06:38:50","slug":"sodma-oo-tababar-usoo-xirtay-dhallinyaro-mutadawaciin-ah-oo-baranayay-u-diyaar-garawga-iyo-ka-jawaasibta-musiibooyinka-deg-degga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sodma-oo-tababar-usoo-xirtay-dhallinyaro-mutadawaciin-ah-oo-baranayay-u-diyaar-garawga-iyo-ka-jawaasibta-musiibooyinka-deg-degga-ah\/","title":{"rendered":"SoDMA oo tababar usoo xirtay dhallinyaro mutaddawaciin ah oo baranayay  u diyaar-garawga iyo ka jawaabista musiibooyinka deg-degga ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa soo xiray tababar heerkiisu sarreeyo oo socday muddo labo maalin ah, kaas oo kor loogu qaadayay aqoonta qaar ka mid ah\u00a0 dhallinyarada iyo mutaddawiciinta Soomaliyeed.<\/p>\n<p>Tababarkan ayaa loogu tala galay in ay ka faa\u2019iideystaan in ka badan 30 qof oo ka tirsan dhallinyarada iyo mutaddawiciinta ku nool gobolka Banaadir, waxaana xoogga lagu saarayay aqoonta aasaasiga u ah fahamka u diyaar-garawga iyo ka jawaabista deg-degga ah, haddii ay dhacdo masiibo, erey cilimiyeedyada la xiriira arriamah maareynta masiibooyinka,\u00a0 fahamka hoggaaminta iyo maamulka arrimaha\u00a0 u diyaar garowga iyo ka jawaabsita deg degga ah.<\/p>\n<p>Tababarkan waxaa hay\u2019adda ka caawiyay Hay\u2019adda Hormarinta Mashaariicda ee Qaramada Midoobay (UNDP), hadafkiisana waxa uu yahay suurta galinta hannaan wada shaqayneed ee ka dhexeeya Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed iyo dhallinyarada mutaddawiciiinta ah ee ku nool magaalda Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa soo xiray tababar heerkiisu sarreeyo oo socday muddo labo maalin ah, kaas oo kor loogu qaadayay aqoonta qaar ka mid ah\u00a0 dhallinyarada iyo mutaddawiciinta Soomaliyeed. Tababarkan ayaa loogu tala galay in ay ka faa\u2019iideystaan in ka badan 30 qof oo ka tirsan dhallinyarada iyo mutaddawiciinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":512111,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512110","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512110","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512110"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512110\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512116,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512110\/revisions\/512116"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512111"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512110"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512110"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512110"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}