{"id":512085,"date":"2024-04-29T16:47:11","date_gmt":"2024-04-29T13:47:11","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512085"},"modified":"2024-04-29T16:47:11","modified_gmt":"2024-04-29T13:47:11","slug":"taliyaha-ciidanka-dhulka-xds-oo-muqdisho-tababar-ugu-furay-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-ciidanka-dhulka-xds-oo-muqdisho-tababar-ugu-furay-saraakiil-ka-tirsan-ciidanka\/","title":{"rendered":"Taliyaha ciidanka dhulka XDS oo Muqdisho tababar ugu furay Saraakiil ka tirsan ciidanka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):-<\/strong> Taliyaha ciidanka dhulka XDS Gen Dayax Cabdi Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho Tababar uga Furay Sarakiil Ka Tirsan qaybaha iyo Guutooyinka Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaliyeed .<\/p>\n<p>Tababarkaan ayaa ah mid Lugu baranayo Howlaha is ku\u00a0 xirka qaybaha iyo guutooyinka Ciidanka Dhulka Xooga Dalka Soomaliyeed , tasoo lagama maarmaan u ah Howlgalada Sifeeynta ah Ee Lagula Jiro Khawarijta Arxanka daran .<\/p>\n<p>Taliyaha oo xusay muhiimada isku xirnaanta talisyada qaybaha iyo Guutoyinka ayaa ku amanay sarakiisha shaqada hufnanta Leh ee ay u hayaan ciidanka dhulka xooga dalka soomaliyeed, waxa uuna Faray in ay laba jibaraan howl shaqeedkooda ciidan .<\/p>\n<p>Taliska Ciidanka dulka xoogga Dalka Somaliyeed oo hor kacayo Taliyaha Ciidanka dhulka\u00a0 Gen dayax Cabdi cabdulle\u00a0 ayaa wada Dardar ku\u00a0 aadan Howlaha kala duwana Ee Taliska dhulka Ee ciidanka xoogga dalka soomaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Taliyaha ciidanka dhulka XDS Gen Dayax Cabdi Cabdulle ayaa maanta magaalada Muqdisho Tababar uga Furay Sarakiil Ka Tirsan qaybaha iyo Guutooyinka Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaliyeed . Tababarkaan ayaa ah mid Lugu baranayo Howlaha is ku\u00a0 xirka qaybaha iyo guutooyinka Ciidanka Dhulka Xooga Dalka Soomaliyeed , tasoo lagama maarmaan u ah Howlgalada Sifeeynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":512086,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512085","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512085","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512085"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512085\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512087,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512085\/revisions\/512087"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512086"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512085"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512085"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512085"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}