{"id":512068,"date":"2024-04-29T14:26:09","date_gmt":"2024-04-29T11:26:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512068"},"modified":"2024-04-29T14:26:09","modified_gmt":"2024-04-29T11:26:09","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-oo-soo-xiray-aqoon-is-weydaarsi-ku-saabsan-doorka-warbaahinta-ee-hannaanka-casriyeynta-dowladnimada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-oo-soo-xiray-aqoon-is-weydaarsi-ku-saabsan-doorka-warbaahinta-ee-hannaanka-casriyeynta-dowladnimada\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare Ku-xigeenka oo soo xiray Aqoon is-weydaarsi ku saabsan doorka warbaahinta ee hannaanka casriyeynta dowladnimada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA);- Kulan aqoon isweydaarsi ah oo looga hadlayey doorka warbaahinta hey\u2019adaha dowladdu ay ka qaadan karaan hirgelinta Hannaanka casriyeynta Dowladdnimada iyo sidii farriimaha dowladda looga dhigi lahaa kuwo waxtar leh oo isku xira, bulshada iyo dowladda, ayaa ku qabsoomay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac oo kulanka soo xiray, ayaa sheegay in looga baahan yahay dadka ka shaqeeya warbaahinta hey\u2019adaha dowladda in ay noqdaan dad aqoon leh oo xog-ogool u ah arrimaha ka jira dalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa ku dheeraaday doorka ay warbaahintu ku leedahay dowlad-dhiska iyo dagaalka lagula jiro kooxaha Khawaarijta ah, waxa uuna hoosta ka xariiqay sida ay lagama maarmaan u tahay in bulshada Soomaaliyeed lagu jiheeyo dowladnimada casriga ah.<\/p>\n<p>Kulanka oo intii uu socday la isku dhaafsaday aragtiyo kala duwan oo warbaahinta loogu jiheynayey hannaanka dowlad-dhiska iyo la dagaallanka Khawaarijta , ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiru Dowladaha Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Mudane Xirsi Gaani, Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Caddaala iyo Howlwadeennada Warbaahinta ee Hey\u2019adaha Dowladda.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-512069\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0070-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0070-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0070-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0070-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0070-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0070-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0070-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0070-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0070.jpg 1079w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-512070\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0067-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0067-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0067-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0067-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0067-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0067-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0067-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0067-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0067.jpg 1079w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-512071\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0069-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0069-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0069-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0069-768x512.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0069-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0069-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0069-615x410.jpg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0069-860x574.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/IMG-20240429-WA0069.jpg 1079w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA);- Kulan aqoon isweydaarsi ah oo looga hadlayey doorka warbaahinta hey\u2019adaha dowladdu ay ka qaadan karaan hirgelinta Hannaanka casriyeynta Dowladdnimada iyo sidii farriimaha dowladda looga dhigi lahaa kuwo waxtar leh oo isku xira, bulshada iyo dowladda, ayaa ku qabsoomay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha. Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":512069,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512068","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512068","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512068"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512068\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512072,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512068\/revisions\/512072"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512069"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512068"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512068"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512068"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}