{"id":512029,"date":"2024-04-29T10:36:17","date_gmt":"2024-04-29T07:36:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512029"},"modified":"2024-04-29T15:56:40","modified_gmt":"2024-04-29T12:56:40","slug":"madaxweynaha-jfs-oo-maanta-nairobi-uga-qaybgalaya-shirka-madaxweynayaasha-afrika-bangiga-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweynaha-jfs-oo-maanta-nairobi-uga-qaybgalaya-shirka-madaxweynayaasha-afrika-bangiga-adduunka\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JFS oo Maanta Nairobi uga qaybgalaya Shirka Madaxweynayaasha Afrika &#038; Bangiga Adduunka."},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay shirka 21-aad ee Hay\u2019adda Horumarinta Bangiga Adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo \ud835\udc08\ud835\udc03A.<\/p>\n<p>Shirkaan waxa uu ahmiyad gaar ah u leeyahay Dowladda Soomaaliya oo dhawaan ka gudubtay heerka deyn cafinta, doonaysana in ay hesho maalgalin caalami ah si sare loogu qaadayo wax soo saarka gudaha, dib-u-habeynta maaliyadda oo qeyb ka qaadan karta kordhinta dhaqaalaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa diiradda lagu saarayaa inta uu socdo \u2018Horumarinta &amp; Maalgashiga Qaaradda Afrika si loo xoojiyo iyada oo la marayo Mashaariic horumarineed oo wayn waxaana la is dhaafsan doonnaa aragtida lagu dhalin karo hadafkaas.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa madasha waxa ay tagaysaa iyada oo dhammaadkii sanadkii tagay 2023 laga cafiyay dayntii waqtiga dheer saarnayd ee marna magaalo loo fadhiisanayay si loo hubiyo in ay kasoo baxday shuruudaha la hordhigay si dayntaas looga dhaafo.<br \/>\n<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240429_103126_804.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay shirka 21-aad ee Hay\u2019adda Horumarinta Bangiga Adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo \ud835\udc08\ud835\udc03A. Shirkaan waxa uu ahmiyad gaar ah u leeyahay Dowladda Soomaaliya oo dhawaan ka gudubtay heerka deyn cafinta, doonaysana in ay hesho maalgalin caalami ah si sare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":512083,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512029","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512029","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512029"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512029\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512084,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512029\/revisions\/512084"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512083"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}