{"id":512022,"date":"2024-04-29T10:21:38","date_gmt":"2024-04-29T07:21:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512022"},"modified":"2024-04-29T10:43:54","modified_gmt":"2024-04-29T07:43:54","slug":"ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed-gaar-ahaan-guutada-9-aad-qeybta-60-aad-oo-howlgallo-qorsheysan-ka-fuliyay-deegaanno-katirsan-gobolka-bakool","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-dalka-soomaaliyeed-gaar-ahaan-guutada-9-aad-qeybta-60-aad-oo-howlgallo-qorsheysan-ka-fuliyay-deegaanno-katirsan-gobolka-bakool\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga dalka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno katirsan Gobolka Bakool"},"content":{"rendered":"<p>Bakool (SONNA):-Howlgallada ayay ciidanka ka sameeyeen deegaannada Qaydar-eddi, Faayerboor,hiibow ilaa Moorigaabey intuu socday howlgalka ayay Ciidanka waxa ay gacanta ku soo dhigeen xubno lala xiriirinayo la shaqeeynta kooxda Khawaarijta ah.<\/p>\n<p>Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howgallo ka dhan ah khawaarijta ka wada deegaannada ay ku dhuumaaleysanayeen, iyagoo lagu khaarijiyay maleeshiyaad badan, waxaana sidoo kale isa soo dhiibay kuwa kale oo badan.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240429_101947_496.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bakool (SONNA):-Howlgallada ayay ciidanka ka sameeyeen deegaannada Qaydar-eddi, Faayerboor,hiibow ilaa Moorigaabey intuu socday howlgalka ayay Ciidanka waxa ay gacanta ku soo dhigeen xubno lala xiriirinayo la shaqeeynta kooxda Khawaarijta ah. Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howgallo ka dhan ah khawaarijta ka wada deegaannada ay ku dhuumaaleysanayeen, iyagoo lagu khaarijiyay maleeshiyaad badan, waxaana sidoo kale isa soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":512023,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512022","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512022","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512022"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512022\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512034,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512022\/revisions\/512034"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512023"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512022"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512022"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512022"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}