{"id":512014,"date":"2024-04-29T09:51:18","date_gmt":"2024-04-29T06:51:18","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=512014"},"modified":"2024-04-29T09:52:55","modified_gmt":"2024-04-29T06:52:55","slug":"ciidanka-xoogga-oo-howlgal-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-sameyay-degaanno-katirsan-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xoogga-oo-howlgal-ka-dhan-ah-khawaarijta-ka-sameyay-degaanno-katirsan-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Ciidanka Xoogga oo Howlgal ka dhan ah khawaarijta ka sameyay degaanno katirsan  Gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Hiiraan (SONNA);-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa howlgallo ka dhan ah kooxda khawaarijta ka sameeyey degaanno hoostago Degmada Bulaburte ee Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Howlgalkan ayaa\u00a0 lagu baadi goobayay xubno katirsan khawaarijta oo ku dhuumaaleysaneyey degaanada laga sameyay howgalka ee\u00a0 jiinka wabiga,ayaa kala ah caag bashiir,\u00a0 Hilaweyn Biya madobe, Beerayabaal iyo degana kale oo dhowr ah.<\/p>\n<p>Howlgalka laga sameyay deganadaasi waxaa hoggaaminayay Taliyaha\u00a0 Ururka 8-aad guutada18-aad Ee gor gor.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240429_094843_400.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hiiraan (SONNA);-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa howlgallo ka dhan ah kooxda khawaarijta ka sameeyey degaanno hoostago Degmada Bulaburte ee Gobolka Hiiraan. Howlgalkan ayaa\u00a0 lagu baadi goobayay xubno katirsan khawaarijta oo ku dhuumaaleysaneyey degaanada laga sameyay howgalka ee\u00a0 jiinka wabiga,ayaa kala ah caag bashiir,\u00a0 Hilaweyn Biya madobe, Beerayabaal iyo degana kale oo dhowr ah. Howlgalka laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":512015,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-512014","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512014","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=512014"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512014\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":512017,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/512014\/revisions\/512017"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/512015"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=512014"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=512014"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=512014"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}