{"id":511953,"date":"2024-04-28T17:21:06","date_gmt":"2024-04-28T14:21:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511953"},"modified":"2024-04-28T17:21:06","modified_gmt":"2024-04-28T14:21:06","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-qaabilay-ku-xigeenka-ergeyga-xoghayaha-guud-ee-qm-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-qaabilay-ku-xigeenka-ergeyga-xoghayaha-guud-ee-qm-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka arrimaha Gudaha XFS oo qaabilay ku xigeenka Ergeyga xoghayaha guud ee QM ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane xildhibaan Ali Yusuf Ali &#8211; Xoosh oo uu wehliyo wasiir Kuxigeenka Wasaaradda mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay mudane George Conway Ku xigeenka Ergeyga xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey Soomaaliya ee isku duwidda arrimaha bini\u2019aadantinimada.<\/p>\n<p>Arrimaha laga wada hadlay waxaa ka mid ahaa;\u00a0 Arrimaha Banii\u2019aadnimada, horumarinta Dowladaha hoose, Dhab u heshiinta, howlaha Xasillinta iyo arrimo kale.<\/p>\n<p>Wasiir Xoosh oo Ergayga kaga warbixiyay dadaaladda dowladda ee Banii\u2019aadnimada ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019an tahay horumarinta Dowladaha hoose, Dhab u heshiinta iyo Xasillinta deegaannada laga xorreeyay khawaarijta si looga jawaabo arrimaha u baahan gergaarka Banii\u2019aadnimada<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane xildhibaan Ali Yusuf Ali &#8211; Xoosh oo uu wehliyo wasiir Kuxigeenka Wasaaradda mudane Cabdixakiim Xasan Ashkir ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay mudane George Conway Ku xigeenka Ergeyga xogheyaha guud ee Qaramada Midoobey Soomaaliya ee isku duwidda arrimaha bini\u2019aadantinimada. Arrimaha laga wada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":511954,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1229],"class_list":{"0":"post-511953","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-qaabilay-ku-xigeenka-ergeyga-xoghayaha-guud-ee-qm-ee-soomaaliya"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511953","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511953"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511953\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511955,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511953\/revisions\/511955"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511954"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511953"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511953"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511953"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}