{"id":511896,"date":"2024-04-28T08:46:19","date_gmt":"2024-04-28T05:46:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511896"},"modified":"2024-04-28T08:50:03","modified_gmt":"2024-04-28T05:50:03","slug":"boliiska-soomaaliya-oo-ka-warbixiyay-qarax-uu-ku-dhintay-dhagarqabihii-farsameynaya-iyo-caruur-uu-dhalay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/boliiska-soomaaliya-oo-ka-warbixiyay-qarax-uu-ku-dhintay-dhagarqabihii-farsameynaya-iyo-caruur-uu-dhalay\/","title":{"rendered":"Boliiska Soomaaliya oo ka hadlay qarax uu ku dhintay dhagarqabihii farsameynaya iyo Caruur uu dhalay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay Miino uu farsameynayay dhagarqabe katirsan khwaarijta ay kula qqaraxay,isaga iyo reerkiisa<br \/>\nGurigiisa degaanka Ceelsha Biyaha.<\/p>\n<p>Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed, G\/le Cabdifitaax Aadan Xasan oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in qarxasi uu ku dhintay khawaarijkii farsameynayay iyo laba caruur ah uu dhalay,sidoo kalana ay dhaawac tahay hooyada reerka.<\/p>\n<p>&#8220;Labo carruur ah oo uu dhalay iyo isagii ayaa qaraxaas ku geeriyooday, waxaana dhaawac ah hooyadii qoyska&#8221;sida uu Afhayeenka Boliiska<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay Miino uu farsameynayay dhagarqabe katirsan khwaarijta ay kula qqaraxay,isaga iyo reerkiisa Gurigiisa degaanka Ceelsha Biyaha. Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed, G\/le Cabdifitaax Aadan Xasan oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in qarxasi uu ku dhintay khawaarijkii farsameynayay iyo laba caruur ah uu dhalay,sidoo kalana ay dhaawac tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":511897,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511896","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511896","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511896"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511896\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511900,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511896\/revisions\/511900"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511897"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511896"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511896"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511896"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}