{"id":511852,"date":"2024-04-27T10:56:14","date_gmt":"2024-04-27T07:56:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511852"},"modified":"2024-04-27T14:01:05","modified_gmt":"2024-04-27T11:01:05","slug":"madaxweyneyaasha-soomaaliya-iyo-tansaaniya-oo-maanta-ku-kulmaya-daarusalaam","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyneyaasha-soomaaliya-iyo-tansaaniya-oo-maanta-ku-kulmaya-daarusalaam\/","title":{"rendered":"Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Tansaaniya oo maanta ku kulmaya Daarusalaam"},"content":{"rendered":"<p>Tansaaniya(SONNA):-Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Tansaaniya oo ku kulmaya Daarusalaam iyadoo labada Dal ay heshiisyo kala saxiixan doonaan.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac oo wafdiga Madaxweynaha ka mid ah ayaa faahfaahin ka bixiyey Kulanka labada Madaxweyne.<\/p>\n<p>Wasiir Daa&#8217;uud ayaa sheegay in labada Madaxweyne kala saxeexan doonaa heshiisyo kala duwan,sidoo kale labada dal waxay iska kaashan doonaan dhanka horumarinta dhaqaalaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tansaaniya(SONNA):-Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Tansaaniya oo ku kulmaya Daarusalaam iyadoo labada Dal ay heshiisyo kala saxiixan doonaan. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac oo wafdiga Madaxweynaha ka mid ah ayaa faahfaahin ka bixiyey Kulanka labada Madaxweyne. Wasiir Daa&#8217;uud ayaa sheegay in labada Madaxweyne kala saxeexan doonaa heshiisyo kala duwan,sidoo kale labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":511873,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511852","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511852","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511852"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511852\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511853,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511852\/revisions\/511853"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511873"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511852"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511852"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511852"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}