{"id":511812,"date":"2024-04-26T13:30:51","date_gmt":"2024-04-26T10:30:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511812"},"modified":"2024-04-26T13:31:29","modified_gmt":"2024-04-26T10:31:29","slug":"maxkamadda-ciidamada-oo-galmudug-ku-dishay-laba-eedeysane-oo-geystay-falal-dil-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maxkamadda-ciidamada-oo-galmudug-ku-dishay-laba-eedeysane-oo-geystay-falal-dil-ah\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidanka oo Galmudug ku dishay laba eedeysane oo geystay falal dil ah"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay laba askari oo horay u geystay falal dil ah oo ka dhacay Galmnudug.<\/p>\n<p>Dilkaan oo ahaa mid qisaas ah waxaa fuliyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida,gaar ahaan qeybta Dowlad Goboleedka ee Galmudug .<\/p>\n<p>Dilkaan qisaasta ah ayaa lagu fuliyay dable xoogga dalka Cabdikaafi Cali Cabdulle iyo Iidle Cumar Idiris oo ka tirsanaa Guutada 18-aad ee Gorgor,kuwaas oo dilal u geystay Allaha u naxariistee Cadnaan Cali Salaad iyo Bilan Xaashi Salaad.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/photo\/?fbid=957403566387261&amp;set=pcb.957403669720584&amp;__cft__%5b0%5d=AZU5V5_NgDS82jUAO8v9NSMRfgPHzUISj3SmrK2dy-lC4LFZS_-3yHgAbl_qnYq6WT2-F8cA7LofREgvQNAIjwUi7b6mTIHJkLw3aBKqAUBj-4zzhY3LxH9JQsXMQ3oht0Ym7nleEyCb76xtjndYl6s50MlOavXyLUzFIB4pDzl6K3pmkrw6plL1Vu5KUqJT2mv-SvNjh0pbTg-eDsE4-EZA&amp;__tn__=*bH-R\">\u00a0<\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay laba askari oo horay u geystay falal dil ah oo ka dhacay Galmnudug. Dilkaan oo ahaa mid qisaas ah waxaa fuliyay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida,gaar ahaan qeybta Dowlad Goboleedka ee Galmudug . Dilkaan qisaasta ah ayaa lagu fuliyay dable xoogga dalka Cabdikaafi Cali Cabdulle [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":511814,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511812","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511812","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511812"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511812\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511815,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511812\/revisions\/511815"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511814"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511812"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511812"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511812"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}