{"id":511762,"date":"2024-04-25T19:57:49","date_gmt":"2024-04-25T16:57:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511762"},"modified":"2024-04-25T19:57:49","modified_gmt":"2024-04-25T16:57:49","slug":"wasiirka-gaashaandhigga-oo-kulan-sagootin-ah-la-yeeshay-ergeyga-gaarka-ah-ee-qaramada-midoobay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhigga-oo-kulan-sagootin-ah-la-yeeshay-ergeyga-gaarka-ah-ee-qaramada-midoobay\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan sagootin ah la yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):-<\/strong> Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Kulan sagootin ah maanta Muqdisho kula qaadatay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Marwo Catriona Laing.<\/p>\n<p>Wasiirka Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Marwo Catriona Laing oo xilka kasii dagaysa uga mahad celiyey doorka wanaagsan ee qaramada midoobey ka ciyaareyso geeddi-socodka nabadda ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Inta uu socday kulanka Wasiirka\u00a0 Ergeyga ayaa\u00a0la wadaagnay in dowladda federaalka Soomaaliya ay ka go\u2019antahay fulinta aragtideeda ku aaddan Soomaaliya xasilloon oo ammaan ah.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240425_195242_205.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Kulan sagootin ah maanta Muqdisho kula qaadatay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Marwo Catriona Laing. Wasiirka Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Marwo Catriona Laing oo xilka kasii dagaysa uga mahad celiyey doorka wanaagsan ee qaramada midoobey ka ciyaareyso geeddi-socodka nabadda ee Soomaaliya. Inta uu socday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":511763,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511762","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511762","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511762"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511762\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511764,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511762\/revisions\/511764"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511763"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}