{"id":511669,"date":"2024-04-25T05:55:02","date_gmt":"2024-04-25T02:55:02","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511669"},"modified":"2024-04-25T05:55:02","modified_gmt":"2024-04-25T02:55:02","slug":"wasiir-fiqi-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-ergada-igad-u-qaabilsan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-fiqi-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-madaxa-ergada-igad-u-qaabilsan-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Ergada IGAD u qaabilsan Soomaaliya\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa shalay oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho ku qaabilay Madaxa Ergada IGAD u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdi Axmed, oo booqasho sharafeed ugu yimid.<\/p>\n<p>Mudane Maxamuud waxa uu gudbiyay fariin hambalyo ah oo uu ka siday Xoghayaha Fulinta ee IGAD, Dr. Workneh Gebeyehu, oo uu u soo diray Wasiir Fiqi oo ku saabsan xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ee loo magacaabay dhowaantan, isagoo u rajeeyay guul.<\/p>\n<p>Intii lagu guda-jiray kulanka ayaa waxaa lagaga hadlay dhowr arrimood oo ay ku jirto hab maamuus goboleedka isku gudubka xoolaha iyo dadaalada lagu bixinayo dedejinta ansixinta cahdiga IGAD.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa shalay oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho ku qaabilay Madaxa Ergada IGAD u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdi Axmed, oo booqasho sharafeed ugu yimid. Mudane Maxamuud waxa uu gudbiyay fariin hambalyo ah oo uu ka siday Xoghayaha Fulinta ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":511670,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511669","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511669","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511669"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511669\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511671,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511669\/revisions\/511671"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511670"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}