{"id":511639,"date":"2024-04-24T13:37:09","date_gmt":"2024-04-24T10:37:09","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511639"},"modified":"2024-04-24T13:37:12","modified_gmt":"2024-04-24T10:37:12","slug":"duqa-muqdisho-oo-xarigga-ka-jaray-xarunta-howlgalka-deg-degga-ah-ee-caafimaadka-dadweynaha-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/duqa-muqdisho-oo-xarigga-ka-jaray-xarunta-howlgalka-deg-degga-ah-ee-caafimaadka-dadweynaha-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray xarunta howlgalka deg-degga ah ee Caafimaadka dadweynaha gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray xarunta howlgalka deg-degga ah ee Caafimaadka dadweynaha gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Xaruntaan oo laga hirgeliyay degmada Xamarweyne ayaa noqon doonta mid la socota dhaq-dhaqaaqyada xaaladaha Caafimaadka ee gobolka ka jira iyo uruurinta xogaha, sida uu sheegay Agaasimaha Caafimaadka Maamulka Gobolka Banaadir iyo dowladda hoose ee Xamar Dr. Cabdiraxmaan Axmed Maxamed.<\/p>\n<p>Guddoomiye Madaale ayaa sheegay in xaruntaan howlgalka deg-degga ee Caafimaadka dadweynaha ay qeyb weyn ka qaadan doonto daboolida adeegyo Caafimaad oo ay baahi u qabaan Bulshada Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Duqa Muqdisho ayaa sheegay in maamulka gobolka ay ka go\u2019an tahay horumarinta adeegyada Caafimaadka, wuxuuna faray Agaasinka Caafimaadka Dowladda hoose ee Xamar in xoogga la saaro arrimaha Faya-dhowrka si loo ilaaliyo bad-qabka bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray xarunta howlgalka deg-degga ah ee Caafimaadka dadweynaha gobolka Banaadir. Xaruntaan oo laga hirgeliyay degmada Xamarweyne ayaa noqon doonta mid la socota dhaq-dhaqaaqyada xaaladaha Caafimaadka ee gobolka ka jira iyo uruurinta xogaha, sida uu sheegay Agaasimaha Caafimaadka Maamulka Gobolka Banaadir [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":511640,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511639","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511639","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511639"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511639\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511641,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511639\/revisions\/511641"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511640"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511639"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511639"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511639"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}