{"id":511608,"date":"2024-04-24T09:22:17","date_gmt":"2024-04-24T06:22:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511608"},"modified":"2024-04-24T10:19:42","modified_gmt":"2024-04-24T07:19:42","slug":"safiirka-turkiga-ee-soomaaliya-heshiiska-aan-la-saxiixanay-soomaaliya-wuxuu-caalamka-tusay-xiriir-walaaltinimo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-turkiga-ee-soomaaliya-heshiiska-aan-la-saxiixanay-soomaaliya-wuxuu-caalamka-tusay-xiriir-walaaltinimo\/","title":{"rendered":"Safiirka Turkiga ee Soomaaliya: Amniga Soomaaliya wuxuu la mid yahay kan Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Amb; alper akta\u015f ayaa sheegay in heshiiska ay labada dowladood kala saxiixdeen dhowaan uu caalamka tusay in xiriirka walaaltinimo uu ahaan doono mid waligiis sii jira.<\/p>\n<p>Safiirka Turkiga ee Soomaaliya &#8220;Heshiiska aan la saxiixanay Soomaaliya wuxuu caalamka tusay in xiriirka walaaltinimo uu ahaan doono mid waligiis sii jiri doona&#8221;.<\/p>\n<p>Amb; alper akta\u015f ayaa sidoo kale sheegay in markabkaan dagaal ee yimid Soomaaliya uu qeyb ka yahay heshiiskii difaaca Badda ee Soomaaliya iyo Turkiga dhowaan wada ay galeen.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay Safiirku in aminiga Soomaaliya uu ula mid yahay kan Turkiga, sidaa awgeedna aragtida dhanka xasilloonida labada dal ay u siman yihiin.<\/p>\n<p>Mr; alper ayaa intaa ku daray in cilaaqaadka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga mid la mid ah uu caalamka aad u yahay, isagoo xusay in xiriirkaasi qotada dheer lagu gaaray dedaallada ay muujiyeen hoggaanka labada dal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Safiirka dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Amb; alper akta\u015f ayaa sheegay in heshiiska ay labada dowladood kala saxiixdeen dhowaan uu caalamka tusay in xiriirka walaaltinimo uu ahaan doono mid waligiis sii jira. Safiirka Turkiga ee Soomaaliya &#8220;Heshiiska aan la saxiixanay Soomaaliya wuxuu caalamka tusay in xiriirka walaaltinimo uu ahaan doono mid waligiis sii jiri doona&#8221;. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":511609,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511608","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511608","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511608"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511608\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511629,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511608\/revisions\/511629"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511609"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511608"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511608"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511608"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}