{"id":511597,"date":"2024-04-24T05:48:16","date_gmt":"2024-04-24T02:48:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511597"},"modified":"2024-04-24T05:48:59","modified_gmt":"2024-04-24T02:48:59","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-addis-abbaba-uga-qeyb-galay-shir-looga-hadlay-maareeynta-musiibooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-addis-abbaba-uga-qeyb-galay-shir-looga-hadlay-maareeynta-musiibooyinka\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SoDMA oo ka qeyb-galay shir looga hadlay maareeynta musiibooyinka"},"content":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay&#8217;adda SoDMA, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta ururka midowga Afrika ee Magalaada Adis-Ababa uga qeybgalay kal-fadhigii 14-aad ee shir-weynaha sannadlaha ah oo ay isugu yimaaddaan wadamada xubnaha ka ah Hay\u2019adda African Risk Capacity (ARC) oo qaaradda Afrika u qaabilsan Maareeynta Khataraha Musiibooyinka.<\/p>\n<p>Shirkan oo ay ku kulmeen 39-ka dal ee xubnaha ka ah ururkaan qeeybtiisa farsamada waxaa gudoominayey Agaasimaha waaxda Maareeynta Khataraha Musiibooyinka SoDMA, Khadar sheekh Maxamed Nuur, waxaana shirka qeybtiisa farsamo lugu go\u2019aamiyey go\u2019aanno farsamo oo la hordhigayay madaxda hay\u2019addaha wadamadda xubnaha ka ah oo uu doorkan guddoomiyey Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA Maxamuud Macallim Cabdulle.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda SoDMA ayaa ku guuleeysatay doorashada xubin ka mid ah xubnaha maamulka hay\u2019adda ARC Saddexda sanno ee soo socota, taas oo uu ku matali doono Maxamed Cumar Macalin (Wayaki), waxaana xusid mudan in Soomaaliya markii labaad ay qabato shir guddoonka Ururkaan tan iyo markii ay saxiixday heshiiska uu ku dhisanyahay ururka ARC bishii Abriil Sannadkii 2021.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay&#8217;adda SoDMA, Md. Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa xarunta ururka midowga Afrika ee Magalaada Adis-Ababa uga qeybgalay kal-fadhigii 14-aad ee shir-weynaha sannadlaha ah oo ay isugu yimaaddaan wadamada xubnaha ka ah Hay\u2019adda African Risk Capacity (ARC) oo qaaradda Afrika u qaabilsan Maareeynta Khataraha Musiibooyinka. Shirkan oo ay ku kulmeen 39-ka dal ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":511598,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511597","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511597","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511597"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511597\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511600,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511597\/revisions\/511600"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511598"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511597"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511597"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511597"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}