{"id":511555,"date":"2024-04-23T13:52:12","date_gmt":"2024-04-23T10:52:12","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511555"},"modified":"2024-04-23T13:52:33","modified_gmt":"2024-04-23T10:52:33","slug":"sodma-oo-gargaar-gaarsiiyay-deegaanka-masaggawaay-ee-gobolka-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/sodma-oo-gargaar-gaarsiiyay-deegaanka-masaggawaay-ee-gobolka-galgaduud\/","title":{"rendered":"SoDMA oo gargaar gaarsiisay deegaanka Masaggawaay ee gobolka Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA ayaa 1,300 oo qoys oo ku dhaqan degaanka Masaggawaay ee gobolka Galgaduud u qeybisay gargaar \u00a0kala duwan.<\/p>\n<p>Gargarkaan ayaa iskugu jiray qaybaha kala duwan ee raashinka, iyadoo qoysaskii la gaarsiiyay iyo maamulka degaanka ay u mahad ceilyeen Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda SoDMA ayaa dhowr jeer gaarsiisay degaannada dhowaan laga xoreeyay khawaarijta gargaar kala duwan, iyadoo dowladda federaalkuna ay halkaasi ka waddo soo celinta dhammaan adeegyadii bulshada oo ay horay u cuuryaamiyeen Khawaarijta arxanka daran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhuusamareeb-(SONNA)-Hay&#8217;adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka SoDMA ayaa 1,300 oo qoys oo ku dhaqan degaanka Masaggawaay ee gobolka Galgaduud u qeybisay gargaar \u00a0kala duwan. Gargarkaan ayaa iskugu jiray qaybaha kala duwan ee raashinka, iyadoo qoysaskii la gaarsiiyay iyo maamulka degaanka ay u mahad ceilyeen Hay&#8217;adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA. Hay\u2019adda SoDMA ayaa dhowr jeer gaarsiisay degaannada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":511556,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511555","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511555","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511555"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511558,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511555\/revisions\/511558"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511556"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}