{"id":511544,"date":"2024-04-23T11:51:59","date_gmt":"2024-04-23T08:51:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511544"},"modified":"2024-04-23T11:51:59","modified_gmt":"2024-04-23T08:51:59","slug":"markab-dagaal-oo-laga-leeyahay-turkiga-oo-soo-gaaray-dekedda-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/markab-dagaal-oo-laga-leeyahay-turkiga-oo-soo-gaaray-dekedda-muqdisho\/","title":{"rendered":"Markab dagaal oo laga leeyahay Turkiga oo soo gaaray dekedda Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Markabkii ugu horeeyay ee nooca dagaalka ah lagana leeyahay dalka Turkigu ayaa maanta kusoo xirtay dekeda magaalada Muqdisho, iyadoo lagu wada munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ay ka qeyb-galaayaan madaxda Qaranka in ay ka dhacdo dekedda Muqdisho.<\/p>\n<p>Tan ayaa ah billowga dhaqangalka heshiiska Soomaaliya iyo Turkiga ee ku saleysnaa ilaalinta xeebaha Soomaaliya, kaas oo mudadiisu tahay 10 sano.<\/p>\n<p>Heshiiska labada dal ayaa ah mid taageeraya horumarinta dhaqaalaha baluugga, kobcinta wax soo saarka kalluunka, dhisida kaabayaasha dhaqaalaha, ilaalinta khayraadka badda, la dagaallanka argagaxisada iyo ka hor tagga\u00a0 wax kasta oo sharci darro ah oo la mariyo xeebaha Soomaaliya, waxa uuna Soomaaliya gaarsiin doonaa in ay dhisato\u00a0 Ciidan Badeed oo ku filnaada\u00a0 difaaca baddeenna.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Markabkii ugu horeeyay ee nooca dagaalka ah lagana leeyahay dalka Turkigu ayaa maanta kusoo xirtay dekeda magaalada Muqdisho, iyadoo lagu wada munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ay ka qeyb-galaayaan madaxda Qaranka in ay ka dhacdo dekedda Muqdisho. Tan ayaa ah billowga dhaqangalka heshiiska Soomaaliya iyo Turkiga ee ku saleysnaa ilaalinta xeebaha Soomaaliya, kaas oo mudadiisu tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":511545,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511544","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511544","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511544"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511544\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511547,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511544\/revisions\/511547"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511545"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511544"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511544"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511544"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}