{"id":511518,"date":"2024-04-22T16:47:58","date_gmt":"2024-04-22T13:47:58","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511518"},"modified":"2024-04-22T16:49:27","modified_gmt":"2024-04-22T13:49:27","slug":"wasiir-xoosh-oo-kulamo-kala-duwan-la-yeeshay-madaxweynayaasha-dg-galmudug-kg-iyo-hirshabeelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-xoosh-oo-kulamo-kala-duwan-la-yeeshay-madaxweynayaasha-dg-galmudug-kg-iyo-hirshabeelle\/","title":{"rendered":"Wasiir Xoosh oo kulamo kala duwan la yeeshay madaxweynayaasha DG Galmudug, KG iyo Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):-<\/strong> Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta\u00a0 caasimadda Muqdisho kulammo salaan iyo isxogwareysi ah kula qaatay qaar ka tirsan Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wasiir Xoosha ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada; Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen.<\/p>\n<figure style=\"width: 1500px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/439035955_983676809791190_4991125922484658924_n.jpg?_nc_cat=108&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=5f2048&amp;_nc_ohc=hJseOWQi9oEAb4ggn6h&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=00_AfBturnjphgsJQrLUtmS-CMVFZiELG7oAjzneY9_EbaD8Q&amp;oe=662C4491\" alt=\"May be an image of 2 people, dais and newsroom\" width=\"1500\" height=\"900\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS iyo Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed<\/figcaption><\/figure>\n<p>Kulanka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) iyo madaxda Dowlad Gobaleedyada; Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle daarnaa wadashaqeynta labada dhinac, hortabinnada iyo qaar kale.<\/p>\n<figure style=\"width: 1500px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/438925102_983666536458884_8905176353935567756_n.jpg?_nc_cat=111&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=5f2048&amp;_nc_ohc=dQh5gDFUvEcAb4tqTPT&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=00_AfCPwUXaL6FijKs3mkdpquOFseYjX_Qekm7MtesQHbzLnw&amp;oe=662C24A0\" alt=\"May be an image of 2 people and newsroom\" width=\"1500\" height=\"900\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS iyo Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweynayaasha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa magaalada muqdisho soo gaaray maalmo ka hor, inta caasimadda ku sugan yihiin waxaa lagu wadaa in ay kulamo la yeeshaan qaar ka mid ah madaxda dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa maanta\u00a0 caasimadda Muqdisho kulammo salaan iyo isxogwareysi ah kula qaatay qaar ka tirsan Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Soomaaliyeed. Wasiir Xoosha ayaa booqasho ugu tagay Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada; Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":511519,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511518","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511518","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511518"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511518\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511522,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511518\/revisions\/511522"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511519"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511518"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511518"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511518"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}