{"id":511497,"date":"2024-04-22T14:02:34","date_gmt":"2024-04-22T11:02:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511497"},"modified":"2024-04-22T14:06:24","modified_gmt":"2024-04-22T11:06:24","slug":"wasiirka-isgaarsiinta-iyo-teknolojiyada-xfs-oo-kulan-la-qaatay-hoggaanka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-isgaarsiinta-iyo-teknolojiyada-xfs-oo-kulan-la-qaatay-hoggaanka-hayadda-isgaarsiinta-qaranka\/","title":{"rendered":"Wasiirka isgaarsiinta XFS oo kulan la qaatay hoggaanka Hay&#8217;adda isgaarsiinta Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka\u00a0 Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin ayaa maanta xarunta Wasaaradda kulan Isbarasho iyo xog-wareysi kula yeeshay Hoggaanka Hay&#8217;adda Isgaarsiinta Qarnaka.<\/p>\n<p>Maareeyaha guud ee Hey&#8217;adda Isgaaraiinta Qaranka \ud835\udde0\ud835\uddf1. \ud835\udde0\ud835\ude02\ud835\ude00\ud835\ude01\ud835\uddee\ud835\uddf3\ud835\uddee \ud835\uddec\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\ude00\ud835\uddf6\ud835\uddfb \ud835\udde6\ud835\uddf5\ud835\uddf6\ud835\uddf6\ud835\uddf8\ud835\uddf5 iyo Maareeye ku-xigeenka Md. \ud835\uddd4\ud835\ude05\ud835\uddfa\ud835\uddf2\ud835\uddf1 \ud835\uddd6\ud835\uddee\ud835\uddf9\ud835\uddf6 \ud835\udde6\ud835\uddee\ud835\uddf9\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddf1 ayaa Wasiirka Warbixin guud ka siiyey howlaha shaqo ee ka socda Hey\u2019adda.<\/p>\n<p>Maareeye \ud835\udde0\ud835\ude02\ud835\ude00\ud835\ude01\ud835\uddee\ud835\uddf3\ud835\uddee\u00a0 ayaa sheegay in \ud835\udddb\ud835\uddee\ud835\ude06\u2019\ud835\uddee\ud835\uddf1\ud835\uddf1\ud835\uddee \ud835\udddc\ud835\ude00\ud835\uddf4\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddff\ud835\ude00\ud835\uddf6\ud835\uddf6\ud835\uddfb\ud835\ude01\ud835\uddee \ud835\udde4\ud835\uddee\ud835\uddff\ud835\uddee\ud835\uddfb\ud835\uddf8\ud835\uddee ay qabtay Shaqooyin Muhiim ah oo ay ka mid yihiin Xeer-nidaamiyaha Xaqiiqjinta Macaamilaadka Maaliyadeed iyo Hubinta Tayada Isgaarsiinta, Qorshaha Qaran ee Isgaarsiinta Xaaladaha Degdegga ah, hirgalinta Xarunta Howlaha Kormeerka Hirarka iyo adeegga Isku-xirka Shirkadaha Isgaarsiinta dalka iyo shaqooyin kale oo badan.<\/p>\n<p>\ud835\uddea\ud835\uddee\ud835\ude00\ud835\uddf6\ud835\uddf6\ud835\uddff \ud835\uddeb\ud835\uddf6\ud835\uddf9\ud835\uddf1\ud835\uddf5\ud835\uddf6\ud835\uddef\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddfb \ud835\udde0\ud835\uddee\ud835\ude05\ud835\uddee\ud835\uddfa\ud835\uddf2\ud835\uddf1 \ud835\udde6\ud835\uddfc\ud835\uddfc\ud835\uddfa\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddf9\ud835\uddf6 ayaa ugu horeyn u Mahadceliyey Hoggaanka Hey&#8217;adda dadaalka shaqo ay wadaan, waxa uuna ku dhiirigaliyey in ay sii labo jibaaraan Shaqada ay u hayaan Qaranka.<\/p>\n<p>\ud835\uddea\ud835\uddee\ud835\ude00\ud835\uddf6\ud835\uddf6\ud835\uddff\ud835\uddf8\ud835\uddee \ud835\udddc\ud835\ude00\ud835\uddf4\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddff\ud835\ude00\ud835\uddf6\ud835\uddf6\ud835\uddfb\ud835\ude01\ud835\uddee \ud835\uddf6\ud835\ude06\ud835\uddfc \ud835\udde7\ud835\uddf2\ud835\uddf8\ud835\uddfb\ud835\uddfc\ud835\uddf9\ud835\uddfc\ud835\uddf7\ud835\uddf6\ud835\ude06\ud835\uddee\ud835\uddf1\ud835\uddee markii uu xilka la wareegay Shaqada Wasaaradda waxa uu dardargalin ku bilaabay Shaqooyinka socda, iyada oo laga duulay Tayenta iyo habsami usocoshada Howlaha Wasaaradda iyo Hey&#8217;adaha hoosyimaada.<\/p>\n<p>\ud835\udddb\ud835\uddee\ud835\ude06\u2019\ud835\uddee\ud835\uddf1\ud835\uddf1\ud835\uddee \ud835\udddc\ud835\ude00\ud835\uddf4\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddff\ud835\ude00\ud835\uddf6\ud835\uddf6\ud835\uddfb\ud835\ude01\ud835\uddee \ud835\udde4\ud835\uddee\ud835\uddff\ud835\uddee\ud835\uddfb\ud835\uddf8\ud835\uddee oo hoostimaado Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada waxa ay Mas&#8217;uul ka tahay fududeynta horumarinta, maamulka iyo nidaaminta isgaarsiinta Dalka.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240422_135831_051.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka\u00a0 Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Xildhibaan Maxamed Aadan Macalin ayaa maanta xarunta Wasaaradda kulan Isbarasho iyo xog-wareysi kula yeeshay Hoggaanka Hay&#8217;adda Isgaarsiinta Qarnaka. Maareeyaha guud ee Hey&#8217;adda Isgaaraiinta Qaranka \ud835\udde0\ud835\uddf1. \ud835\udde0\ud835\ude02\ud835\ude00\ud835\ude01\ud835\uddee\ud835\uddf3\ud835\uddee \ud835\uddec\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\ude00\ud835\uddf6\ud835\uddfb \ud835\udde6\ud835\uddf5\ud835\uddf6\ud835\uddf6\ud835\uddf8\ud835\uddf5 iyo Maareeye ku-xigeenka Md. \ud835\uddd4\ud835\ude05\ud835\uddfa\ud835\uddf2\ud835\uddf1 \ud835\uddd6\ud835\uddee\ud835\uddf9\ud835\uddf6 \ud835\udde6\ud835\uddee\ud835\uddf9\ud835\uddee\ud835\uddee\ud835\uddf1 ayaa Wasiirka Warbixin guud ka siiyey howlaha shaqo ee ka socda Hey\u2019adda. Maareeye \ud835\udde0\ud835\ude02\ud835\ude00\ud835\ude01\ud835\uddee\ud835\uddf3\ud835\uddee\u00a0 ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":511498,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511497","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511497","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511497"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511497\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511502,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511497\/revisions\/511502"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511498"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511497"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511497"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511497"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}