{"id":511476,"date":"2024-04-21T20:46:35","date_gmt":"2024-04-21T17:46:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511476"},"modified":"2024-04-21T20:46:52","modified_gmt":"2024-04-21T17:46:52","slug":"kulan-looga-hadlaayay-ka-jawaabidda-saamaynta-roobabka-oo-lagu-qabtay-muqadisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/kulan-looga-hadlaayay-ka-jawaabidda-saamaynta-roobabka-oo-lagu-qabtay-muqadisho\/","title":{"rendered":"Kulan looga hadlaayay ka jawaabidda saamaynta Roobabka oo lagu qabtay Muqadisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)0-Gudoomiyaha Hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka Marwo Safiya Xasan Maxamed oo wali wada dadaaladii looga hortagi lahaa saameynta taban ee roobabka xiliga gu\u2019ga ku yeelan karaan bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda nugul ayaa maanta qabatay kulan ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen masuuliyiin ka socday Wasaaradaha Dowladda Federaalka ah iyo Hay\u2019adaha Maamul Goboleedyada dalka.<\/p>\n<p>Shirkaan oo ujeedkiisu ahaa dardar galinta iyo u diyaar garoowga roobabka gu\u2019ga ayaa waxaa daah furtay gudoomiyaha Hay\u2019adda, iyadoo carabka ku adkeysay muhiimada ay leedahay wada shaqeynta Hay\u2019addaha Dowladda, wadaagista xogaha iyo isku xirka gargaarka.<\/p>\n<p>Shirkan waxaa la isku dhaafsaday xogaha casharadii laga bartay xili roobaadyadii hore, khataraha kadhasha roobabka, agabyada loo baahan yahay iyo sidii looga hortagi lahaa.<\/p>\n<p>Ugu danbeyn waxaa la isla gartay in lahelo xog\u00a0 hubanti leh oo ay dowladdu leedahay taasoo gundhig u noqota ka jawaabidda saameynta roobabka la filaayo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-511477\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/HEYADDA-QAXOOTIGA-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/HEYADDA-QAXOOTIGA-1.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/HEYADDA-QAXOOTIGA-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/HEYADDA-QAXOOTIGA-1-330x220.jpg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/HEYADDA-QAXOOTIGA-1-420x280.jpg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/HEYADDA-QAXOOTIGA-1-615x410.jpg 615w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-511478\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/HEYADDA-QAXOOTIGA-2.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"547\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/HEYADDA-QAXOOTIGA-2.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/HEYADDA-QAXOOTIGA-2-300x236.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-511479\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/HEYADDA-QAXOOTIGA-3.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"331\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/HEYADDA-QAXOOTIGA-3.jpg 696w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/04\/HEYADDA-QAXOOTIGA-3-300x143.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)0-Gudoomiyaha Hay\u2019adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka Marwo Safiya Xasan Maxamed oo wali wada dadaaladii looga hortagi lahaa saameynta taban ee roobabka xiliga gu\u2019ga ku yeelan karaan bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda nugul ayaa maanta qabatay kulan ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen masuuliyiin ka socday Wasaaradaha Dowladda Federaalka ah iyo Hay\u2019adaha Maamul Goboleedyada dalka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":38,"featured_media":511477,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[1226],"class_list":{"0":"post-511476","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka","9":"tag-kulan-looga-hadlaayay-ka-jawaabidda-saamaynta-roobabka-oo-lagu-qabtay-muqadisho"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511476","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/38"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511476"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511476\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511480,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511476\/revisions\/511480"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511477"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}