{"id":511452,"date":"2024-04-21T13:51:25","date_gmt":"2024-04-21T10:51:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511452"},"modified":"2024-04-21T13:53:44","modified_gmt":"2024-04-21T10:53:44","slug":"wasiirka-ganacsig-xfs-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-wakiilka-hayadda-undp-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-ganacsig-xfs-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-wakiilka-hayadda-undp-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Ganacsiga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hay\u2019adda UNDP ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hay\u2019adda UNDP ee Soomaaliya Mr. Lionel Laurens oo ay ka wada-hadleen iskaashiga labada dhinac, horumarinta ganacsiyada gaarka ah, shaqo abuurka iyo guud ahaan kobaca dhaqaalaha ee wadanka.<\/p>\n<p>Kulanka, ayaa lagu falanqeeyey waxyaabaha mudnaanta u leh Wasaaradda gaar ahaan samaynta aaga dhaqaalaha ee wadanka, fududeynta ganacsiga, iyo weli ba horumarinta iyo taageeridda ganacsiyada yar yar iyo kuwa dhaxe si kor looggu qaado shaqo abuurka.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240421_134905_619.sdocx--><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hay\u2019adda UNDP ee Soomaaliya Mr. Lionel Laurens oo ay ka wada-hadleen iskaashiga labada dhinac, horumarinta ganacsiyada gaarka ah, shaqo abuurka iyo guud ahaan kobaca dhaqaalaha ee wadanka. Kulanka, ayaa lagu falanqeeyey waxyaabaha mudnaanta u leh Wasaaradda gaar ahaan samaynta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":511454,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511452","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511452","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511452"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511452\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511456,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511452\/revisions\/511456"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511452"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511452"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511452"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}