{"id":511359,"date":"2024-04-20T11:09:56","date_gmt":"2024-04-20T08:09:56","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511359"},"modified":"2024-04-20T11:09:56","modified_gmt":"2024-04-20T08:09:56","slug":"wasiirka-amniga-xfs-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-ergeyga-gaarka-ah-ee-midowga-afrika-u-qaabilsan-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-amniga-xfs-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-ergeyga-gaarka-ah-ee-midowga-afrika-u-qaabilsan-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Amniga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Maxamed El-Amine Souef iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka ATMIS.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo Ergayga ayaa wada hadlay wada-shaqeynta dhinacyada Amniga iyo la dagaallanka Argagixisada, iyada oo isla qaatay muhiimadda ay leedahay in la sii xoojiyo iskaashiga Amni ee labada dhinac, isla markaana si joogto ah ay u kala war qaadan doonaan hey\u2019adaha amniga, si loo helo Soomaaliya xasilloon oo ka caaggan Khawaarijta.<\/p>\n<p>General Fartaag Wasiirka Amniga Gudaha, ayaa uga mahadceliyey howlgalka ATMIS doorka ay ka qaataan sidii Soomaaliya looga ciribtiri lahaa argagixisada diiddan horumarka iyo amniga Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Maxamed El-Amine Souef iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka ATMIS. Wasiirka iyo Ergayga ayaa wada hadlay wada-shaqeynta dhinacyada Amniga iyo la dagaallanka Argagixisada, iyada oo isla qaatay muhiimadda ay leedahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":511360,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511359","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511359","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511359"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511359\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511361,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511359\/revisions\/511361"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511360"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511359"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511359"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511359"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}