{"id":511317,"date":"2024-04-19T11:20:37","date_gmt":"2024-04-19T08:20:37","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511317"},"modified":"2024-04-19T11:21:29","modified_gmt":"2024-04-19T08:21:29","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-fs-oo-la-kulmay-madaxda-hayadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-fs-oo-la-kulmay-madaxda-hayadda-maareynta-musiibooyinka-qaranka\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka FS oo la kulmay Madaxda Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2026.Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Xafiiskiisa kula kulmay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Lataliyaha Hay&#8217;adda ee Ka-hortaga Leexsashada Gargaarka Mudane C\/khaadir Shariif Shiikuna.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hey\u2019adda oo warbixin siiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in hay&#8217;addu ay xoojin doonto\u00a0 dardar-gelinta shaqada qaranka, iyo gaarsiinta gar-gaarka dadka u naahan, maadaama ayii yiri la galay xilli roobaadka gu\u2019ga,lagana cabsi qabo fatahaado sababa barakac iyo dhibaatooyin hor leh.<\/p>\n<p>Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa boggaadiyay shaqada baaxada leh ee hey\u2019addu ay u heeyso bulshada Soomaaliyeed, waxaana uu faray in bulshada Soomaaliyeed la gaarsiiyo digniino, isla-markaana laga wacyi-geliyo goobaha looga cabsi qabo in ay dabeylaha ku dhuftaan, hay&#8217;adduna ay mas&#8217;uuliyad gaar ah iska saarto ilaalinta iyo bad-qabka dadka u nugul musiibooyinka dabiiciga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2026.Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Xafiiskiisa kula kulmay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Lataliyaha Hay&#8217;adda ee Ka-hortaga Leexsashada Gargaarka Mudane C\/khaadir Shariif Shiikuna. Guddoomiyaha Hey\u2019adda oo warbixin siiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa sheegay in hay&#8217;addu ay xoojin doonto\u00a0 dardar-gelinta shaqada qaranka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":511319,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511317","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511317","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511317"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511317\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511320,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511317\/revisions\/511320"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511319"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}