{"id":511305,"date":"2024-04-19T10:20:38","date_gmt":"2024-04-19T07:20:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511305"},"modified":"2024-04-19T10:20:38","modified_gmt":"2024-04-19T07:20:38","slug":"faah-faahinno-ka-soo-baxaya-dagaal-ciidanka-dowladda-iyo-kuwa-jubbaland-ay-ku-qaadeen-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/faah-faahinno-ka-soo-baxaya-dagaal-ciidanka-dowladda-iyo-kuwa-jubbaland-ay-ku-qaadeen-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Faah faahinno ka soo baxaya\u00a0 dagaal ciidanka dowladda iyo kuwa Jubbaland ay ku qaadeen khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Cidanka kumaandooska Danab, gaar ahaan ururka 162aad iyo Guutada Gurmadka ee cidanka nabad sugida Jubbaland ayaa kooxaha khawaarijta u geystay jab xooggan ,kadib markii ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen \u00a0degaanada ku teedsan Webiga jubba, sida Jiimay, Bangeeni iyo Bandar jadiid.<\/p>\n<p>Howlgalkan ayaa Khawaarijta lagu gaarsiiyay qasaare lixaadleh iyadoo laga laayay in kabadan\u00a0\u00a0 30\u00a0 ruuxoo isugu jiray horjoogayaal iyo maleeshiyaad, waxaana sidoo kale laga qabtay maxaabiis dhaawac ah iyo kuwa kale.<\/p>\n<p>Howlgalkan ayaa wali ka socda deegaanada kulaala wabiga,kuwaas oo lagu baacsanayo kooxaha nabadiidka ah. Wixii xog ah ee soo kordha kala soco bogga Wakaaladaa Wararka SONNA..<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cidanka kumaandooska Danab, gaar ahaan ururka 162aad iyo Guutada Gurmadka ee cidanka nabad sugida Jubbaland ayaa kooxaha khawaarijta u geystay jab xooggan ,kadib markii ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen \u00a0degaanada ku teedsan Webiga jubba, sida Jiimay, Bangeeni iyo Bandar jadiid. Howlgalkan ayaa Khawaarijta lagu gaarsiiyay qasaare lixaadleh iyadoo laga laayay in kabadan\u00a0\u00a0 30\u00a0 ruuxoo isugu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":511307,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511305","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511305","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511305"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511305\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511306,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511305\/revisions\/511306"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511307"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511305"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511305"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511305"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}