{"id":511298,"date":"2024-04-19T08:55:20","date_gmt":"2024-04-19T05:55:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511298"},"modified":"2024-04-19T08:55:59","modified_gmt":"2024-04-19T05:55:59","slug":"roobabkii-guga-oo-inta-badan-ka-bilowfay-gobolada-soomaalliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/roobabkii-guga-oo-inta-badan-ka-bilowfay-gobolada-soomaalliya\/","title":{"rendered":"Roobabkii guga oo inta badan ka bilowday Gobolada Soomaalliya"},"content":{"rendered":"<p>Roobabkii guga ayaa si rasmi ah uga curtay deegaanno badan oo dhaca gobollada Dalka Soomaaliya,kadib markii maalmihii u dambeeyay ay jireen xaalado daran oo dhanka kulaylka ah.<\/p>\n<p>Roobabkaan ayaa ka da\u2019ay Puntland, Somaliland, Galmudug, Hirshabeelle , Koonfurgalbeed, Jubbaland iyo dawlad deegaanka Soomaalida ee kililka shanaad.<\/p>\n<p>Gobollada dalka wararkii ugu dambeeyay waxaa ay sheegayaan in dadku ay dareemayaam jawi roobab oo aad u wanaagsan,mana jiraan khasaarooyin baaxad leh oo la soo sheegay illaa hadda.<\/p>\n<p>Marka loo eego roobabkii ka da\u2019ay dhowaan dalalka dariska ah ee bariga iyo bartamaha Afrika iyo \u00a0xataa waddamada khaliijka , waxay ina tusayaan in loo baahan yahay dadaal ku aadan la socodaka \u00a0daadad suurtagal ah in ay dhaliyaan barakac ,gaar ahaan deegaannada dhaca xeebaha iyo \u00a0wabiyada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Roobabkii guga ayaa si rasmi ah uga curtay deegaanno badan oo dhaca gobollada Dalka Soomaaliya,kadib markii maalmihii u dambeeyay ay jireen xaalado daran oo dhanka kulaylka ah. Roobabkaan ayaa ka da\u2019ay Puntland, Somaliland, Galmudug, Hirshabeelle , Koonfurgalbeed, Jubbaland iyo dawlad deegaanka Soomaalida ee kililka shanaad. Gobollada dalka wararkii ugu dambeeyay waxaa ay sheegayaan in dadku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":511300,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511298","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511298","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511298"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511298\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511301,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511298\/revisions\/511301"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511300"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511298"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511298"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511298"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}