{"id":511291,"date":"2024-04-18T18:59:47","date_gmt":"2024-04-18T15:59:47","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511291"},"modified":"2024-04-18T19:00:24","modified_gmt":"2024-04-18T16:00:24","slug":"wasiir-maareeye-oo-dalka-morocco-uga-qeyb-galay-shirka-33-aad-ee-wasiirada-beeraha-africa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiir-maareeye-oo-dalka-morocco-uga-qeyb-galay-shirka-33-aad-ee-wasiirada-beeraha-africa\/","title":{"rendered":"Wasiir Maareeye oo dalka Morocco uga qeyb galay Shirka 33-aad ee Wasiirada Beeraha Africa"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):-<\/strong>\u00a0 Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka qayb galay Shirka 33-aad ee Wasiirada Beeraha Africa, oo lagu qabtay magaalada Rabat ee Dalka Morocco.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaa looga hadlayaa dib-u-habeynta iyo horumarinta nolosha Beeraleyda yar yar (Rural transformation) iyo barida Beeraleyda laqabsiga iyo u adkeysiga isbedelka cimilada.<\/p>\n<p>Shirka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Agaasimaha Guud FAO, AU commissioner-ka ee Beeraha, Wakiilo ka socda Caalamka iyo Quburo ku xeeldheer arrimaha Beeraha, iyada oo Soomaaliya shirkaan uu ku matalayo Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye).<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-\u00a0 Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka qayb galay Shirka 33-aad ee Wasiirada Beeraha Africa, oo lagu qabtay magaalada Rabat ee Dalka Morocco. Shirka ayaa waxaa looga hadlayaa dib-u-habeynta iyo horumarinta nolosha Beeraleyda yar yar (Rural transformation) iyo barida Beeraleyda laqabsiga iyo u adkeysiga isbedelka cimilada. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":511292,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511291","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511291","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511291"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511291\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511294,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511291\/revisions\/511294"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511292"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511291"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511291"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511291"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}