{"id":511214,"date":"2024-04-17T14:36:46","date_gmt":"2024-04-17T11:36:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511214"},"modified":"2024-04-17T14:38:00","modified_gmt":"2024-04-17T11:38:00","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-qayb-galay-shirka-amniga-caasimadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-qayb-galay-shirka-amniga-caasimadda\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shirka amniga caasimadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Banaadir oo looga hadalay dardar galinta tallaaabooyinka loo qaaday xaqiijinta amniga Caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulankan oo markii ugu horreysay looga yeeray Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa warbixino ku saabsan xaaladda amniga Caasimadda looga dhageystay mas\u2019uuliyiinta hay\u2019adaha ammaanka, iyaga oo soo bandhigay qorsheyaashooda ku aaddan ilaalinta nafta, hantida iyo sharafta muwaadiniinta Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa ka qayb galay Ra\u2019iisulwasaaraha XFS, Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka sida, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir\u00a0 iyo Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey Shirka Amniga Gobolka Banaadir oo looga hadalay dardar galinta tallaaabooyinka loo qaaday xaqiijinta amniga Caasimadda Muqdisho. Kulankan oo markii ugu horreysay looga yeeray Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa warbixino ku saabsan xaaladda amniga Caasimadda looga dhageystay mas\u2019uuliyiinta hay\u2019adaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":511215,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511214","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511214","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511214"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511214\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511218,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511214\/revisions\/511218"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511215"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511214"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511214"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511214"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}