{"id":511210,"date":"2024-04-17T13:46:42","date_gmt":"2024-04-17T10:46:42","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511210"},"modified":"2024-04-17T13:47:01","modified_gmt":"2024-04-17T10:47:01","slug":"guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-bfs-oo-qaabbilay-safiirka-talyaaniga-u-fadhiya-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-ee-bfs-oo-qaabbilay-safiirka-talyaaniga-u-fadhiya-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS oo qaabbilay safiirka Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta hoygiisa ku qaabbilay safiirka cusub ee Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane Pier Mario Dacco&#8217; Coppi.<\/p>\n<p>Safiirka ayaa guddoomiyaha uga mahadceliyay soo dhowaynta diiran, wuxuuna ballan qaaday in uu si dhow uga shaqeyn doono adkaynta xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA)-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta hoygiisa ku qaabbilay safiirka cusub ee Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane Pier Mario Dacco&#8217; Coppi. Safiirka ayaa guddoomiyaha uga mahadceliyay soo dhowaynta diiran, wuxuuna ballan qaaday in uu si dhow uga shaqeyn doono adkaynta xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":511211,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511210","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511210","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511210"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511210\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511212,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511210\/revisions\/511212"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511211"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511210"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511210"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511210"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}