{"id":511193,"date":"2024-04-17T08:16:08","date_gmt":"2024-04-17T05:16:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511193"},"modified":"2024-04-17T08:16:39","modified_gmt":"2024-04-17T05:16:39","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-kulan-la-qaatay-ergeyga-gaarka-ah-ee-finland-u-qaabbilsan-nabadeynta-geeska-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-kulan-la-qaatay-ergeyga-gaarka-ah-ee-finland-u-qaabbilsan-nabadeynta-geeska-afrika\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay Ergeyga gaarka ah ee Finland u qaabbilsan nabadeynta geeska Afrika"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya mudane Cali Yuusuf (Cali- Xoosh ) ayaa gelinkii dambe ee maanta kulan isbarasho ah la qaatay Ergeyga gaarka ah ee Dowladda Finland u qaabbilsan dhexdhexaadinta nabadeynta Geeska Afrika, Suldaan Saciid Axmed.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin dib-u-heshiisiinta iyo dhexdhexaadinta, iyada oo si gaar ah diiradda loo saaray doorka dhallinyarada ay ku leeyihiin nabadaynta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya mudane Cali Yuusuf (Cali- Xoosh ) ayaa gelinkii dambe ee maanta kulan isbarasho ah la qaatay Ergeyga gaarka ah ee Dowladda Finland u qaabbilsan dhexdhexaadinta nabadeynta Geeska Afrika, Suldaan Saciid Axmed. Kulanka ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin dib-u-heshiisiinta iyo dhexdhexaadinta, iyada oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":511194,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511193","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511193","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511193"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511193\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511195,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511193\/revisions\/511195"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511194"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}