{"id":511189,"date":"2024-04-16T15:08:01","date_gmt":"2024-04-16T12:08:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511189"},"modified":"2024-04-16T15:08:01","modified_gmt":"2024-04-16T12:08:01","slug":"wasiiru-dowlaha-wasaaradda-deegaanka-oo-xilka-loo-dhaariyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlaha-wasaaradda-deegaanka-oo-xilka-loo-dhaariyay\/","title":{"rendered":"Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Deegaanka oo xilka loo dhaariyay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu dhaarinayay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada Mudane Axmed Cumar Maxamed.<\/p>\n<p>Wasiiru-dowlaha oo kamid ah wasiirradda dhowaan uu soo magacaabay Ra&#8217;iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa waxaa dhaariyay Habdhowraha Golaha Shacabka Mudane Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan &#8211; Nuux, waxaana uu Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe kula dardaarmay in xilka loo dhaariyay uu u guto si mas&#8217;uuliyadi ku jirto ugana adeego dalka iyo shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu dhaarinayay Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimillada Mudane Axmed Cumar Maxamed. Wasiiru-dowlaha oo kamid ah wasiirradda dhowaan uu soo magacaabay Ra&#8217;iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa waxaa dhaariyay Habdhowraha Golaha Shacabka Mudane Xildhibaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":511190,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511189","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511189","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511189"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511189\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511191,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511189\/revisions\/511191"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511190"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511189"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511189"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511189"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}