{"id":511182,"date":"2024-04-16T14:21:44","date_gmt":"2024-04-16T11:21:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511182"},"modified":"2024-04-16T14:21:44","modified_gmt":"2024-04-16T11:21:44","slug":"saraakiil-ka-tirsan-booliska-turkiga-oo-soo-gaaray-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/saraakiil-ka-tirsan-booliska-turkiga-oo-soo-gaaray-muqdisho\/","title":{"rendered":"Saraakiil ka tirsan Booliska Turkiga oo soo gaaray Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliye Xigeenka Boliiska S\/Guuto Zakiya Xuseen Axmed ayaa airportka Aden Cadde ee Magalada Muqdisho ku soo dhaweeysay Madaxa Xiriirka arrimaha dibedda ee Ciidanka Boliiska Turkiga Mudane, G\u00f6khan DEMIRTILA iyo Ku Xigeenkiisa Mudane Turgay OLGUN,<\/p>\n<p>Wafdigan oo uu hoggaaminayo Mudane, DEMIRTILA waxaa magaalada Muqdisho ku casumay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S\/Guuto Sulub Axmed Firin,<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintan ka socda dalka Turkiga ayaa waxa uu u jeedka socdaalkoodu yahay \u00a0xoojinta wada shaqaynta labada ciidan iyo kordhinta mashaariicda dowladda Turkiga ay ku taageerto Ciidanka Boliiska.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Taliye Xigeenka Boliiska S\/Guuto Zakiya Xuseen Axmed ayaa airportka Aden Cadde ee Magalada Muqdisho ku soo dhaweeysay Madaxa Xiriirka arrimaha dibedda ee Ciidanka Boliiska Turkiga Mudane, G\u00f6khan DEMIRTILA iyo Ku Xigeenkiisa Mudane Turgay OLGUN, Wafdigan oo uu hoggaaminayo Mudane, DEMIRTILA waxaa magaalada Muqdisho ku casumay Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S\/Guuto Sulub Axmed Firin, Mas\u2019uuliyiintan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":511183,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511182","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511182","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511182"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511182\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511184,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511182\/revisions\/511184"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/511183"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511182"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511182"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511182"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}