{"id":511154,"date":"2024-04-15T17:36:07","date_gmt":"2024-04-15T14:36:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511154"},"modified":"2024-04-15T20:38:09","modified_gmt":"2024-04-15T17:38:09","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-qaabilay-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-qaabilay-safiirka-turkiga-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda\u00a0 oo qaabilay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Muqdisho (SONNA):-<\/strong>\u00a0Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga aanu walaalaha nahay u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Alper Akta\u015f, oo booqasho sharafeed ugu yimid.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo la adkaynayo ballaarinta iskaashi wadaagga, lana kobcinayo wax wadaagga istaraatiijiyadeed ee nacfiga u leh labada dal.<!--\/data\/user\/0\/com.samsung.android.app.notes\/files\/clipdata\/clipdata_bodytext_240415_203233_943.sdocx--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA):-\u00a0Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga aanu walaalaha nahay u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Alper Akta\u015f, oo booqasho sharafeed ugu yimid. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa xiriirka laba geesoodka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511154","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511154","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511154"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511154\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511155,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511154\/revisions\/511155"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511154"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511154"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511154"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}