{"id":511009,"date":"2024-04-13T11:22:45","date_gmt":"2024-04-13T08:22:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=511009"},"modified":"2024-04-13T11:24:49","modified_gmt":"2024-04-13T08:24:49","slug":"wasiirka-gaashaandhiga-xfs-oo-hambalyo-u-diray-ciidanka-xoogga-iyo-saraakiishooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-gaashaandhiga-xfs-oo-hambalyo-u-diray-ciidanka-xoogga-iyo-saraakiishooda\/","title":{"rendered":"Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo Hambalyo u diray Ciidanka Xoogga iyo Saraakiishooda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo xalay ka hadlay munaasabad lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga taas oo lagu xusayay 64-sanno guurada ka soo wareegtay dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed isagoo ayaa Hambalyo u diray Dhammaan Ciidanka Xoogga,xasaaskooda,Carruurtooda iyo Saraakiishooda kala duwan.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga Hadh iyo habeen difaacyada iyo furimaha Dagaalka ugu jiraan Difaaca dalka iyo sidii nabad ugu ledi lahaayeen Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wasiirka ayaa sheegay in Ciidanka xoogga u diyaar yihiin dhammaan difaacida Xuduudaha Dalka sida Dhulka,Cirka iyo Badda oo marna aanay suurogal ahayn in taako dhulkeena ka mid ah la qaato.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ugu dambayn uga mahadceliyey Dowladda Turkiga iyo dowladdaha kale ee Soomaaliya ka taageera dhismaha Ciidamada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo xalay ka hadlay munaasabad lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga taas oo lagu xusayay 64-sanno guurada ka soo wareegtay dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed isagoo ayaa Hambalyo u diray Dhammaan Ciidanka Xoogga,xasaaskooda,Carruurtooda iyo Saraakiishooda kala duwan. Wasiir Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":507592,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-511009","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511009","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=511009"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":511012,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/511009\/revisions\/511012"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507592"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=511009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=511009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=511009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}