{"id":510930,"date":"2024-04-11T10:34:22","date_gmt":"2024-04-11T07:34:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510930"},"modified":"2024-04-11T10:53:44","modified_gmt":"2024-04-11T07:53:44","slug":"xamaas-oo-ka-hadashay-qodobbo-dhowr-ah-oo-ay-ku-jireen-dilka-carruur-uu-dhalay-ismacil-haniyah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xamaas-oo-ka-hadashay-qodobbo-dhowr-ah-oo-ay-ku-jireen-dilka-carruur-uu-dhalay-ismacil-haniyah\/","title":{"rendered":"Xamaas oo ka hadashay qodobbo dhowr ah oo ay ku jireen dilka carruur uu dhalay Ismacil Haniyah"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sarkaal ka tirsan Xamaas ayaa ku eedeeyay ra&#8217;iisul wasaaraha Israa&#8217;iil Benjamin Netanyahu inuu waxyeeleynayo wadahadallada xabbad-joojinta ka dib saddex wiil iyo afar uu awoowe u yahay hoggaamiyaha Xamaas Ismail Haniyeh oo lagu dilay weerar cirka ah oo Israa&#8217;iil ay ka geysatay waqooyiga Gaza.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><strong>Milatariga Israa\u2019iil ayaa xaqiijiyay in ay dileen saddex wiil oo uu dhalay hoggaamiyaha siyaasadda Xamaas Ismaaciil Haniyeh, kaddib weerar cirka ah oo ka dhacay Gaza.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0Afar caruur ah oo uu awoowe u ahaa \u00a0Ismaaciil Haniyeh ayaa sidoo kale maalimnimadii shalay ee bilowga ciidda lagu soo waramayaa in lagu dilay duqeyn ka dhacday xerada Shaati .<\/strong><\/p>\n<p><strong>Haniyeh ayaa u sheegay Al Jazeera in dilalkaasi ay yihiin falal waxshinimo ah oo lagu beegsanaayo caruurta,isagoo tilmaamay in dhaqamada Israel aysan hor-istaagi doonin hadafkooda.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Madaxweynaha Mareykanka oo la kulmay dhaleeceyntii ugu adkeyd ee dagaalka Gaza ayaa Israel u sheegay in ay ku dhawaaqaan xabbad joojin,isagoo dhinaca kale howlgalada milatari ku tilmaamay \u00a0inay yihiin khalad.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0Dadka reer Gaza ee la daalaa-dhacaya dagaalka iyo gaajada ayaa kaqeybgalay xuska dabbaaldegga Ciidul-Fidriga ,iyadoo Israa&#8217;iil ay sii waddo weerarada cirka ee lagu xanibaayo cunnada la geeyo Gaza .\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sarkaal ka tirsan Xamaas ayaa ku eedeeyay ra&#8217;iisul wasaaraha Israa&#8217;iil Benjamin Netanyahu inuu waxyeeleynayo wadahadallada xabbad-joojinta ka dib saddex wiil iyo afar uu awoowe u yahay hoggaamiyaha Xamaas Ismail Haniyeh oo lagu dilay weerar cirka ah oo Israa&#8217;iil ay ka geysatay waqooyiga Gaza. \u00a0Milatariga Israa\u2019iil ayaa xaqiijiyay in ay dileen saddex wiil oo uu dhalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":510939,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510930","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510930","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510930"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510930\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510946,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510930\/revisions\/510946"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/510939"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510930"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510930"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510930"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}