{"id":510892,"date":"2024-04-10T09:20:16","date_gmt":"2024-04-10T06:20:16","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=510892"},"modified":"2024-04-10T09:20:16","modified_gmt":"2024-04-10T06:20:16","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-dadka-soomaaliyeed-balan-ayaa-ka-qaadnay-cid-aan-iyagu-dooranin-inaan-xukumin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-dadka-soomaaliyeed-balan-ayaa-ka-qaadnay-cid-aan-iyagu-dooranin-inaan-xukumin\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh&#8221; Dadka Soomaaliyeed balan ayaa ka qaadnay cid aan iyagu dooranin inaan xukumin,&#8221;"},"content":{"rendered":"<div class=\"\" dir=\"auto\">\n<div id=\":rhc:\" class=\"x1iorvi4 x1pi30zi x1l90r2v x1swvt13\" data-ad-comet-preview=\"message\" data-ad-preview=\"message\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf xz62fqu x16ldp7u\">\n<div class=\"xu06os2 x1ok221b\">\n<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, arrimaha doorashooyinka, ilaalinta madax-bannaanida dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta oo guulo wax ku ool ah laga gaaray.<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si gaar ah kaga hadlay muhiimadda ay leedahay in talada dalka lagu celiyo shacabka, iyaguna ay doortaan cidda xukumeysa, wuxuuna shacabka Soomaaliyeed ka balan qaaday in cid iyagu aan dooranin xukumin.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">&#8221; Dalka Dimuqraadiyad ayuu aaday, afartii Jabter ee ugu horeysay Dastuurka waa la ansixiyay, wanaagii lagu ansixiyeyna dadka Soomaaliyeed waa arkayeen oo daawanayeen, tiradii, qaabka iyo nidaamka loo maray ee lagu ansixiyay, dadka Soomaaliyeed waxaan leeyahay afartaas Jabter ee la ansixiyay hal dabar ayey naga furtay, dadka Soomaaliyeed doorasho qof iyo cod ah ha u diyaargarowbaan, kuwo xun xun haddaan nahay maanta talada jooga, beri loo socdaaye iska keyn dira,dadka Soomaaliyeed balan ayaa ka qaadnay in cid iyagu aan dooranin inaan xukumin, balankaas ayaa qaadnay, balankaas ayaana ku taagan nahay,&#8221; ayuu yiri madaxweynaha.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Sidoo kale, madaxweynaha ayaa ku adkeeyay shacabka Soomaaliyeed in ay doortaan cidda ra&#8217;yiga wanaagsan oo dalka iyo dadka Soomaaliyeed u daneyneysa, wuxuuna dhanka kale, carabka ku adkeeyay in ay waajib tahay in la ilaaliyo madax bannaanida iyo gobonimada dalka.<\/div>\n<div id=\":rhd:\" class=\"x1n2onr6\">\n<div class=\"x1n2onr6\">\n<div class=\"x78zum5 xdt5ytf x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\">\n<div class=\"x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\">\n<div class=\"x1n2onr6\">\n<div class=\"x6s0dn4 x1jx94hy x78zum5 xdt5ytf x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6 xh8yej3\">\n<div>\n<div class=\"xqtp20y x6ikm8r x10wlt62 x1n2onr6\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, arrimaha doorashooyinka, ilaalinta madax-bannaanida dalka iyo dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta oo guulo wax ku ool ah laga gaaray. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si gaar ah kaga hadlay muhiimadda ay leedahay in talada dalka lagu celiyo shacabka, iyaguna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":507447,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-510892","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510892","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=510892"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":510893,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/510892\/revisions\/510893"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/507447"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=510892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=510892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=510892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}